Axadle | Wararka Soomaaliya
Sabti, February, 4, 2023 (AX) - Hogaamiyaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa qoraal uusoo dhigay barta uu ku leeyahay Facebook, waxa uu kaga hadlay arrimo maalmahan ka taagnaa gudaha dowlad degaanka Soomaalida, kuna saabsanaa Saxaafadda iyo tallaabooyin ay dowladiisu ka qaaday qaar kamid ah Saxaafadda ka howlgasha degaanka…
Read More...