Wararka Maanta iyo Axadle
Isniin, Luulyo, 4, 2022 () - Barlamaanka Puntland ayaa maanta oo isniin ah wuxuu kalsoonidii udiiday xubnaha maxkamadda sare ee Puntland, kuwaas oo uu dhawaan magacaabay madaxweyne Siciid Deni.43 xildhibaan oo ku sugnaa fadhigga barlamaanka, kuwaas oo Fadhiistay ansixinta xubnaha magacaaban ee…
Read More...