Mashruuc ay EU maalgelisay oo ay NUSOJ ku dhiseyso xirfadda suxufiyiinta Soomaaliyeed iyadoo taageero ka helaysa UNDP
Muqdisho (AX) – Ururka Qaranka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee National Union of Somali Journalists (NUSOJ) ayaa soo gabagabeeyay labo tababar oo lagu dhisayay aqoonta xirfadeed ee suxufiyiinta, kuwaas oo ka qabsoomay magaalooyinka Muqdisho iyo Gaalkacyo,…