Browsing Category
Somalia
Somali Latest | Wararka Maanta | Breaking News and the expert analysts you can trust
Qarax khasaare geystay oo ka dhacay duuleedka magaalada Lamu ee gobolka Waqooyi Bari Kenya
Sabti, Maarso, 18, 2023 (AX) - Wararka ka imaanaya magaalada Lamu ee gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya ayaa sheegaya in qarax miino oo geystay khasaare dhmasho iyo dhaawac leh lagula eegtay duuleedka magaaladaasi gaari ay leeyihiin ciidamada…
Dagaal xooggan oo saakay ka qarxay magaalada Laascaanood
3/18/2023
Today from Axadle:
Wararka Maanta- Sabti, Mar 18, 2023
Dagaal xooggan oo saakay ka qarxay magaalada Laascaanood
Sabti, Maarso, 18, 2023 (AX) - Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Gobaladda Waqooyi iyo kuwa…
Gobaladda Waqooyi oo ka hadashay Dagaal saaka subixii dib uga qarxay duleedka magaalada Laascaanood
Sabti, Maarso, 18, 2023 (AX) - Gobaladda Waqooyi ayaa sheegtay in kooxo ay ku tilmaantay huwan, oo ay sheegtay in argagixiso kamid tahay isla markaana ay Puntland hogaaminayso ay weerar muddo la qorshaynayay kusoo qaadeen fadhiisimada…
11 kids killed in unexploded ordnance explosion in South Sudan
The accident occurred on Thursday in a distant village within the western state of Bahr el-Ghazal, northwest of the capital Juba, spokeswoman Linda Tom informed Radio Miraya, a station owned and operated by UNMISS.
Shirka golaha wadatashiga qaran oo lagasoo saaray war murtiyeed
Jimco, Maarso, 17, 2023 (AX) - War murtiyeed ayaa lagasoo saaray shirka golaha wadatashiga qaran ee Dowladda federalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.Golaha wadatashiga ayaa ku heshiiyay saddex qodob oo kala ah, in dalka la…
Eng Yarow Shariif Aadan (Hoggaamiyihii Wagosha) oo ku geeriyooday dalka UK
Jimco, Maarso, 17, 2023 (AX) - Eng Yarow Shariif Aadan oo ah gudoomiyihii golaha dhaqanka iyo Siyaasada ee reer Goleedka (Somali Bantu ama Wogasha), ayaa ku geeriyooday magaalada Cardiff ee UK.Allaha u naxariistii Eng, Yarow wuuxuu ahaa…
Hogaamiye Ruto: Soomaaliya iyo Itoobiya waxay u badan tahay inay ku biiraan EAC
Jimco, Maarso, 17, 2023 (AX) - Hogaamiye William Ruto ayaa bogaadiyay horumarka ay bulshada Bariga Afrika ku tallaabsatay tan iyo markii la aasaasay ku dhawaad 25 sano ka hor.Si kastaba ha ahaatee, wuxuu sheegay in la joogo waqtigii dib loo…
Faahfaahin : shirka wadatashiga qaran oo maalintii labaad ka socda magaalada Baydhabo
Jimco, Maarso, 17, 2023 (AX) - Shirka golaha wadatashiga qaran ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed.Shirka ayaa arrimaha ugu muhiimsan ee diirrada lagu saarayo waxay…
Bahda Warbaahinta Soomaaliyeed oo ka dhiidhiiyay xariga sharci darrada ah ee weriye Cabdalle Muumin
Jimco, Maarso, 17, 2023 (AX) - Ururka Saxafiyiinta (SJS), Ururka Warbaahinta (SOMA) iyo ururka Badbaadada Suxufiyiinta, (SMSJ) ayaa ka dhiidhiyay xariga sharci darrada ah ee lagu hayo Xoghayaha Guud ee SJS Cabdalle Axmed Muumin, waxayna ku…
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Gen Odowaa oo booqasho ku tagay dugsiyada lagu tababaro ciidamada…
Jimco, Maarso, 17, 2023 (AX) - Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Gen Odawa Yuusuf Raage ayaa booqasho rasmi ah ku joogo Dalka Kenya.Gen Odowaa ayaa booqday Dugsiga Ciidanka Dhulka ee Dalka Kenya. Lama oga waxa uu ku saabsan yahay…