Browsing Category
Somalia
Somali Latest | Wararka Maanta | Breaking News and the expert analysts you can trust
Nin u dhashay dalka Burundi oo fuliyay weerarkii Shabaab ay ka geysteen Janaay Cabdalle
Axad, Maarso, 19, 2023 (AX) - Muwaadin u dhashay dalka Burundi ayaa si toos ah loola xiriiriyay weerarkii dhawaan Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Janna Cabdalle ee hoos yimaada magaalada Kismaayo.Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in…
Weerar qarax ku bilaawday oo ka dhacay Saldhig ciidan oo ku yaala duuleedka degmada Baardheere
Axad, Maarso, 19, 2023 (AX) - Wararka ka imaanaya magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in aroornimadii hore ee saakay kooxda Al-shabaab weerar ku bilaawday qaraxyo ay ku qaaday saldhig ciidan oo ku yaala duuleedka…
Garaad Cabdisalaan oo ka warbixiyay khasaaraha dagaalkii shalay ee Laascaanood
Axad, Maarso, 19, 2023 (AX) - Garaad Cabdisalaan Xasan oo kamid ah garaadada ku sugan Laascaanood, ayaa sheegay in ay dagaalkii shalay ay 30 qof dhankooda kaga dhinteen, isla markaana 60 kale ay kaga dhaawacmeen.Garaadka oo waraysi siiyay…
Ciidanka Booliiska oo soo bandhigay tiradii ugu badneyd ee kooxaha Ciyaal weerada ah
Axad, Maarso, 19, 2023 (AX) - Ciidamada Booliiska deegaanka Ceelasha Biyaha ee duuleedka magaalada Muqdisho oo holwgalo qorsheysan Xalay ka sameeyay xaafadaha deegaankaasi ayaa gacanta kusoo dhigay tiradi ugu badneyd oo Ciyaal weero…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo saakay xukun dil ah ku fulisay labo nin
Axad, Maarso, 19, 2023 (AX) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay oo axad ah xukun dil ah ku fulisay Xuseen Maxamed Cabdi Nuur iyo Abaadir Isaaq Nuur.Toogashadan ayaa ka dhacay magaalada Baydhabo. Mid kamid ah labada…
Hogaamiyaha Soomaaliya oo gaaray Uganda si uu tababar ugusoo xiro ciidamo
Sabti, Maarso, 18, 2023 (AX) - Hogaamiyaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray caawa magaalada Kambaala ee dalka Uganda.Safarka madaxweyne Xasan Sheikh ayaa ku saabsan tababar uu usoo xirayo cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida…
Garaadada Laascaanood ku sugan oo Gobaladda Waqooyi ku eedeeyay in ay dishay maxabiis ay qabatay
Sabti, Maarso, 18, 2023 (AX) - Afhayeenka Guddida 33-ka ee Laascaanood ku sugan, ayaa ciidamada Gobaladda Waqooyi ku eedeeyay in ay laayeen maxabiis ay ka qabteen xoogaga dagaalka kula jira.Afhayeen Caaqil Cabdirisaaq Maxamed Xasan Falaalug…
Fannaadii waynayd ee Aamina Cabdillaahi Xirsi oo geeriyootay
Sabti, Maarso, 18, 2023 (AX) - Alle ha u naxariistee waxa magaalada Boorama ku geeriyootay fannaanadii codka halaasiga ah lahayd ee Aamina Cabdillaahi Xirsi.Aamin Cabdillaahi oo 30 kii sanno ee ugu danbeeyay ku noolayd magaalada Borama ayaa…
Xildhibaan Maxamuud Maxamed Seeyseey oo Muqdisho ku geeriyooday
Sabti, Maarso, 18, 2023 (AX) - Allaha ha u naxariistee, waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday xildhibaan Maxamuud Maxamed Seeyseey oo katirsanaa barlamaanka Soomaaliya, sida u shaaciyay guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan…
Gobaladda Waqooyi oo sheegtay in ay maxaabiis badan iyo hub ku qabatay dagaalka saaka
Sabti, Maarso, 18, 2023 (AX) - Xukuumada Gobaladda Waqooyi ayaa sheegtay in ay dagaalka saaka ka dhacay duleedka Laascaanood ku qabatay 20 maxbuus, 2 baabuur, 15 qori oo kuwa culus ah iyo hub fudud oo tiro badan.Wasiirka Gaashaandhiga…