Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Xiddiga Man United McTominay Oo Sharaxay Halka Ay Xiddigaha
Scott McTominay ayaa sheegaya in Ole Gunnar Solskjaer uu heysto taageerada buuxda ee qolka labiska Manchester United inkastoo kooxda lala xiriirinayo tababare Mauricio Pochettino.Red Devils ayaa guuldarro 6-1 ah waxay gurigooda kula soo gaartay kooxda Tottenham ka hor inta aan la aadin kulamada heerka caalami taasoo shaki weyn sii gelisay mustaqbalka tababaraha reer Norway.Isbuucaan waxaa soo baxay warar sheegaya in Bruno Fernandes uu u muuqdo mid dhumiyay kalsoonidii uu ku qabay mashruuca Solskjaer.Waxaa la sheegay inuu ka…
Messi, Pogba, OZIl & Shax Adag Oo Laga Sameeyay Xiddigaha
Lionel Messi iyo Paul Pogba ayaa hogaaminaya liiska xiddigaha magaca weyn ee galaya sannadkii ugu danbeeyay ee qandaraaskooda.Waxayna taasi la micno tahay in xiddigahaa lagula wareegi karo si bilaash ah marka uu dhamaado xilli ciyaareedkan.Messi ayaa ku hanjabay inuu xagaagan ka tagayo Barcelona laakiin waxa uu go’aansaday inuu sharfo qandaraaskiisa halka Paul Pogba uu ka shaqeynayo sidii uu ugu wareegi lahaa kooxda Real Madrid.Laakiin iyadoo xiddigaha sida Mesut Ozil, Memphis Depay iyo Sergio Aguero uu iyaguna dhacayo…
Liverpool Oo Koox Kale Iibsaneysa, Alaba & Pogba Oo Camp Nou
Inkastoo suuqa kala iibsiga Yurub uu xirmay dhawaan hadana waxaa weli furan suuqa maxaliga ee dalka Ingariiska oo xirmaya 16ka bishaan October halka suuqa kala iibsiga Yurub ee bisha Janaayo ay kaliya inaga xigto labo bilood.Kooxaha ayaa durbaba isha ku haya xiddigaha ay doonayaan bisha Janaayo ama xagaaga soo socda, shabakada Laacib ayaa halkaan idiin kugu soo koobeysa wararkii ugu waa weynaa ee ay qoreen wargeysyada Yurub.Shirkada Fenway Sports Group oo ah milkiilayaasha kooxda Liverpool FC ayaa doonaya inay koox kale oo…
Muxuu Sameeyay Arsene Wenger Markii Robin van Persie Uu
Arsene Wenger ayaa shaaca ka qaaday inuu diiday markii Robin van Persie uu codsaday inuu ku soo laabto Arsenal oo uu ka soo tago Manchester United.Xiddigii hore ee Netherlands ayaa u dhaliyay 100 gool Gunners mudadii sideeda sanno aheyd ee uu joogay Waqooyiga London laakiin waxa uu u wareegay Old Trafford xagaagii 2012.Talaabadaas waxay ka careysiisay taageerayaasha Arsenal iyadoo Van Persie uu xilli ciyaareedkiisii ugu horeysay ku hogaamiyay Man United koobka Premier League laakiin qaab ciyaareedkiisa ayaa hoos u dhacay…
Real Madrid Oo Koox Ay Dunida Ku Qabsanayso Dhisaysa &
Kaddib markii uu suuqii xagaagu soo dhammaaday iyagoo aan gabi ahaanba wax lacag ah bixinin, Real Madrid ayaa la fahamsan yahay inay isku diyaarinayaan sanadka 2021 oo ay dhawr saxeex oo waaweyn suuqa ka doonayaan.Haatan liiska xiddigaha da’yarta ah ee ay kooxdaasi doonayso inay dunida ku maamusho sanadaha soo socda ayuu kusoo baxay Giovanni Reyna oo ah 17 sano jir hibo weyn leh oo Borussia Dortmund ka tirsan.Walow ay Haaland iyo Mbappe markasta ahaayeen xiddigaha bar-tilmaameedka ugu sarreeya usoo ahaa Los Blancos haddana…
Liverpool Oo Qarka U Fuushay Saxeexa Cristiano Ronaldo &
Kooxda ree England ee Liverpool ayaa la sheegayaa inay ahayd mid aad ugu kalsoon inay saxeexa Cristiano Ronaldo ku garaacday dhammaan kooxaha waaweyn ee Yurub sanadkii 2003 kahor intii aysan kooxda ay xifaaltamaan ee Man United kaga guuleysan.Sir Alex Ferguson ayaa deg-deg ugu dhaqaaqay saxeexa Ronaldo oo markaas da’yar Sporting Lisbon ka tirsan ahaa isaga oo 12.2 Milyan Pound kasoo bixiyay saxeexiisana kaga guuleystay kooxo ay kamid ahaayeen Barcelona, Arsenal iyo Juventus.Laakiin war haatan soo baxaya ayaa sheegaya in…
SADDEX Kamida Xiddigaha Ugu Muhiimsan Liverpool Oo Tababarka
SADDEX Kamida Xiddigaha Ugu Muhiimsan Liverpool Oo Tababarka. Kooxda Liverpool ayaa ah mid helaysa war wanaagsan kahor kulanka ay Sabtida booqanayso kooxda ay magaalo xifaaltamaan ee Everton ciyaar Merseyside Derby ah oo aad u xiiso badan.
Warka u wanaagsan Reds ayaa ah inay tababarka kooxdeeda kusoo noqdeen saddexda xiddig ee kala ah daafaca dhexe ee Joel Matip, garabka weerar ee Sadio Mane iyo waliba khadka dhexe ahna saxeexa cusub ee Thiago Alcantara.
Thiago iyo Mane ayaa labadaba lagu qasbay inay karantiin mudo…
“Mesut Ozil Waa Farshaxaniste Kubadda Ka Dareema
Adrian Durham ayaa ku eedeeyey tababare Mikel Arteta inuu gabay shaqiisii Arsenal oo uu ka faa’iidaysan kari la’yahay laacibka ugu tayada badan kooxdaas ee Mesut Ozil oo uu hadda ka shaqaynayo sidii uu uga caydhin lahaa kooxda.
Ozil oo ah ciyaartoyga ugu mushaharka badan Arsenal, toddobaadkiina u xaadira lacag dhan £350,000 Gini ayaan ciyaarin tan iyo bishii March, waxaana kaba sii daran in xataa aan lagu darin liiska kooxda ee inta badan ciyaaraha oo aanu kaydkana kasoo muuqan.
Arsenal ayaa raadinaysa si ay uga…
Kooxaha Liverpool, Man United, Barcelona, Chelsea oo kharash Galiyey
Manchester United ayaa xagaagan lacag £75 milyan oo Gini ah suuqa gelisay, waxaanay lasoo saxeexatay Donny van de Beek oo ay kusoo iibsatay £35 milyan oo Gini, Alex Telles oo ay £13.5 milyan oo Gini kagala soo wareegtay Porto iyo Amad Diallo oo ay £26.5 milyan oo Gini kusoo iibsadeen laakiin Old Trafford soo gaadhi doona bisha January ee sannadka cusub.
Lacagta United ay kharash garaysay ayaa waxa ka dhigaysaa kooxda saddexaad lacagtii ugu badnayd suuqa gelisay ee ciyaartooyo kusoo kharash garaysay.
Sida ay sheegtay…
Cristiano Ronaldo Oo Daawaday Tababarkii Xulka Qaranka
Cristiano Ronaldo ayay u muuqataa in xaaladdiisa caafimaad wanaagsan tahay, waxaanu daawaday tababrkii xulka qaranka Portugal uu samaynayay Salaasadii oo uu barandaha dhismaha uu deggan yahay, xilli uu go’doon ugu jiro xanuunka Korona Fayras oo ku dhacay.35 jirkan ayaa shalay la shaaciyey inuu hayo Korona Fayras, waxaana laga fasaxay xerada tababarka iyadoo uu gelayo karantiil muddo toban maalmood ah oo uu ku qaadanayo magaalada Lisbon, taas oo ka dhigan inuu seegayo ciyaarta qarankiisu Arbacada la ciyaarayo Sweden.Cristiano…