Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Barcelona Oo Si Degdeg Ah U Hirgelinaysa Mushahar Dhimis 30%
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa wada-hadallo degdeg ah la bilowday ciyaartoydeeda iyo dhamaan shaqaalaheeda, kuwaas oo ay ku samaynayso mushahar dhimis boqolkiiba 30 ah oo ay iskaga fudaydinayso culaysyada dhaqaale ee haysta.Sida ay ku warrantay warbaahinta Cadena Ser, Barcelona ayaa wada-hadal la yeelanaysa ciyaartoyda kooxda koowaad iyo shaqaalaha caadiga ahba todobaadyada soo socda, waxaanay ka doonaysaa inay heshiis rasmi ah oo mushahar dhimis ah isla gaadhaan inta ka horreysa November 5 oo ah waqtiga kama dambaysta…
Kooxdee Soo Saartay Ciyaartoydii Ugu Wanaagsanaa Ee Ingiriis
Kulanka Merseyside derby ee Everton iyo Liverpool oo Sabtida dhacaya ayaa si weyn loo sugayaa, waxaana halgan adag uu dhex mari doonaa kooxda haysa hoggaanka horyaalka Premier League ee uu sida wanaagsan Carlo Ancelotti iyo Liverpool oo u dagaallamaysa sidii ay u difaacan lahayd horyaalka ay xili ciyaareedkii hore ku guuleysatay.Sannado badan oo ay Liverpool gacan sarraysay kaddib, Everton ayaa dib usoo laba-kaclaysay, waxaanay awood u leedahay inay dabka ku shiddo loollankii magaalaysnaa ee dagaalkuna ku ladhnaa ee ay…
Muxuu Reece James Ka Yidhi Casaankii La Siiyey Markii Ay
Difaaca xulka qaranka England ee Reece James ayaa kaadh cas loo taagay markii ay dhamaatay ciyaartii xalay waddankiisa guul-darradu kasoo gaadhay ee ay Denmark kaga adkaatay goolka rikoodhaha ah ee uu dhaliyey Christian Eriksen.England oo qaybtii hore kaadh cas lagaga saaray Harry Maguire oo laba qalad oo xunxun sameeyey ayaa waxay inta badan ciyaarta ku dheelaysay 10 ciyaartay, laakiin markii garoonka laga sii baxayay ayay noqdeen 9 laacib iyadoo casaan labaad uu bixiyey garsooraha kulanka.Reece James oo cadhaysan ayaa…
Mbappe Iyo Griezmann Oo Wacdaro Ku dhigay Croatia, Portugal Oo Aan
Xulka qaranka France ayaa guul 2-1 ah oo ay aad ugu rafaadeen ka gaadhay Croatia oo ay ku wada jiraan LEAGUE A GROUP 3 ee tartanka UEFA Nations League.
Gool qurux badan oo uu dhaliyey Antoine Griezmann ayaa Faransiiska u furay ciyaarta, waxaana ka daba yimid Nikola Vlasic oo kubbad uu soo naqshadeeyey Luka Modric ciyaarta kaga dhigay barbarro 1-1 ah ka hor intii aanu Kylian Mbappe weerar rogaal celis ah oo uu farsamadiisa lahaa Paul Pogba aanu guusha ugu hoggaamin xulka qarankiisa.
Faransiiska ayaa yeeshay 10 dhibcood…
Denmark Oo Garoonka Wembley Ku Dhex Garaacday England, Harry
Xulka qaranka England ayaa kaalinta saddexaad ee League A Group B u degay kaddib markii ay guul-darro 1-0 ah kala kulmeen Denmark oo ugu timid garoonka Wembley.Laacibka Inter Milan khadka dhexe uga ciyaara ee Christian Eriksen ayaa rikoodhe guusha ugu dhiibay waddankiisa Denmark, kaddib qalad uu sameeyey Walker iyo goolhaye Picford oo isfaham waa dhexdooda ka dhashay.Kulankan oo qaybtii hore casaan lagaga saaray Harry Maguire oo laba qalad oo fool xumo ahaa oo mid waliba iskii ugu qalmayay casaan sameeyey ayaa kala…
Steven Gerrard Oo Daboolka Ka Qaaday Xiddig Uu Diiday In La
Halyeygii Liverpool ee Steven Gerrard ayaa daboolka ka qaaday laacib uu si weyn u doonayay tababarihii hore ee Reds ee Rafa Benitez inuu lasoo saxeexdo oo uu keeno Anfield sannadkii 2008 si uu u beddelo Xabi Alonso oo uga wareegay Real Madrid.Rafa Benitez oo Liverpool tababare u ahaa intii u dhaxaysay 2004 illaa 2010 una qaaday hal Champions League oo uu sannadkii 2005 ku garaacay AC Milan iyo mar kale oo finalka ay yimaaddeen oo laga qaaday, ayaa waxa waqtigiisa lagu tiriyaa inuu ahaa mid guuleed.Waqtigii uu tababaraha reer…
Waa Kuwan 20ka Xiddig Ee Da’doodu Ka Hoosayso 20 Jirka Ee
Kylian Mbappe, Erling Haaland, Jadon Sancho, Vinicius Junior, Joao Felix iyo kuwo kale ayaa ah xiddigaha la filayo in sannadaha soo socda iska dhaxlaan, kuna tartamaan abaal-marinta xiddiga adduunka ee Ballon d’Or iyo midda FIFA ee The Best intaba, waxaana muddada ay iyagu hirdamayaan kasoo daba baxaya kuwo kale oo da’yar ah oo ay haddaba muuqato in ay la heer yihiin.Dhamaan ciyaaryahannadani waxay dhasheen qarnigan 21aad ee kasoo bilaabmay 2000, waxaanay yihiin xiddigo saansaantoodu tahay mid sarraysa oo wax badan ay…
Bruno Fernandes Iyo Xiddigaha Waaweyn Ee Manchester United
Bruno Fernandes ayaa ka mid noqday tiro ciyaartoyda waaweyn ee Manchester United ah oo lumiyey kalsoonida ay ku qabteen tababare Ole Gunnar Solskjaer, sida ay sheegayaan warar hoose oo laga helayo kooxdaas.Fernandes oo bishii January ay Manchester United kasoo iibsatay Sporting Lisbon ayaa waxa uu saamayn weyn ku yeeshay kooxda, isaga oo qaybtii dambe ee xili ciyaareedkii hore isbeddel ciyaareed iyo saadaashii aan markii hore fiicnayn ee naadigaba sare usoo qaaday, taas oo ku dhamaysatay kaalinta saddexaad oo ay ka sare…
Mbappe Mise Haaland? Real Madrid Oo Go’aan Ka Gaartey
Cid waliba waxay tilmaan kasii biixinaysaa sida ay Real Madrid isku beddeli doonto sannadka 2021 iyadoo lala xidhiidhinayo xiddigo waaweyn oo magac leh oo iman duuna, isbeddel dhinac walba leh oo laga sugayo iyo xattaa garoonkooda Santiago Bernabeu oo isbeddelaya oo dibu dhis lagu sameeyey.Ciyaaryahanadda la hadal hayo inay hoggaamin doonaan xili ciyaareedka dambe oo ay iman doonaan Santiago Bernabeu xagaaga 2021, waxa ka mid ah Kylian Mbappe iyo Erling Haaland oo afka hore ee weerarka, kuwaas oo la sugayey inay go’aan ka…
Oloole Liverpool & Man United Oo Dhicisoobay Iyo Kooxaha
Kooxaha Premier League ayaa cod ku diiday mashruucii ay hormuudka ka ahaayeen Liverpool iyo Manchester United ee loogu magacdaray Project Big Picture laakiin waxay isku raaceen inay dhaqaale ahaan caawiyaan kooxaha heerka seddexaad iyo heerka afaraad ee kubada cagta Ingiriiska.
Kooxaha horyaalka heerka koowaad ee Ingariiska ayaa isku raacay in lacag uruurin degdeg ah loo sameeyo kooxaha heerka hoose ka dib kulankii ay isagu yimaadeen maanta oo Arbaco ah 20ka kooxood ee Premier League.
Warbixin ay soo saareen ka dib…