Boqollaal dagaalyahan oo hubaysan oo lagu abaabulay Beledweyne xilli uu sii xoogeysanayo mucaaradka ka dhanka ah maamulka Hirshabelle
Beledweyne (AX) — Boqollaal dagaalyahan oo hubaysan, kuwaas oo dhowaan la siiyay qalab ciidan iyo gunnooyinkoodii, ayaa Khamiistii lagu soo bandhigay magaalada…