WARARKA SOOMAALIGA
Khamiis, Ogosto, 18, 2022 (AX) - Xukuumada Gobaladda Waqooyi ayaa sheegtay in warbaahintu si qaldan u turjuntay hadalka wasiir Kaahin uu ku sheegay in xukuumadu ay ruqsad siinayaanayo madaxda Soomaaliya, si ay uga qaybgalaan aaska Hadraawi.Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Guddaha Gobaladda Waqooyi, ayaa lagu sheegay in wasiirku aanu…
Read More...