Xafiiska hanti-dhowrka oo lacagta ka dhimay maamulka gobolka…

Muqdisho (Axadle) – Warqad ka soo baxday xafiiska hantidhowraha guud ee Qaranka ayaa wasiirka maaliyadda Soomaaliya lagu faray inuu hakiyo lacagta boqolleyda ah ee la siiyo hey’ado ka mid yihiin, Rugta Ganacsiga Soomaaliya iyo Bangiga horumarinta ganacsiga Soomaaliya, halka la faray inuu dhimo lacagta ay boqoleyda ah ee wasaaraddu siiso Bangiga Dhexe ee dalka iyo maamulka gobolka Banaadir. “Sida aad la socoto miisaaniyadda Soomaaliya waxan ay…

Guddoomiyaha baarlamanka HirShabelle oo is-hortaagay doorash…

Jowhar (Axadle) – Sida ay ilo wareedyo kala duwan u xaqiijiyeen Axadle guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka HirShabelle Cabdixakiin Luqmaan ayaa hakiyay magacaabida xubnaha guddiga qabanaya doorashada Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya. Sababta uu Guddoomiye Cabdixakiin Luqmaan u hakiyay soo magacaabidda guddigaas ayaa la sheegayaa inay la xiriirto baasaboorka Diblomaasiga…

Xog: Fartaag iyo Iftiin Xasan Baasto oo lala tartansiinayo d…

Kismaayo (Axadle) – Axadle ayaa ogaatay in Madaxweynaha Jubaland uu Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Senator Iftiin Xasan Baasto u madax baneeyay inay keensadaan xubno la tartama oo ay ku kalsoon yihiin.  Xog aan helnay ayaa sheegeysa in Senator Fartaag uu keensaday darwalkii gaarigiisa, halka Senator Iftiin Xasan Baasto uu keensaday wiil la dhashay xaaskiisa, kaas oo uu Senator-ka u diray waxbarasho dibadda ah.  Maxamed Cumar…

Waxaa Wiilkeena Lagui dhexdilaay saldhiga Howl-wadaag

Muqdisho (Axadle) – Ehellada marxuum Cabdishakuur Muxiyadiin Iimaan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in wiilkooda lagu dhex dilay saldhiga Howl-wadaag ee Caasimadda Muqdisho, kadibna laga qaatay hantidiisi gaarka aheyd. Ehellada marxuumka ayaa sheegay in markii hore uu Taliyaha saldhiga Howl-wadaag uu xabsiga dhigay Cabdishakuur Iimaan, markii dambena uu ku dhex dilay, ayada oo macal kabihiisi lala aasay, sida ay sheegen. “Wiil shaqeysanaya oo Bajaaj wata inta lasoo qabto oo meel amni ah la keeno oo ku dhinto,…

Rooble oo kulan deg deg ah la qaatay guddigii ka hor-yimid l…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan deg deg ah la qaatay Guddiga uu dhawaan u magacaabay u ololeynta iyo xaqiinta qoondada haweenka ee 30% oo ka horyimid liiska xubnaha musharaxiinta Golaha Aqalka Sarre ee uu shalay shaaciyey Axmed Madoobe. Kulanka oo u qabsoomay habka fogaan aragga ayaa waxaa looga hadlay saluugii guddoomiyaha guddigaas ay ka muujisay tirada haweenka ah ee ku…

Koox xanibtay waddada isku xirta Jabuuti iyo Addis

Adds-Ababa (Axadle) – Madaxweynaha Gobolka Soomaalida Ethiopia Mustafa Muhumed Omer ayaa maanta sheegay in la xanibay waddo muhiim ah iyo qad tareen ganacsi oo halbowle ah, oo isku xira magaalada Addis Ababa iyo dekedda magaalada Jabuuti, waxaa sidaas qortay wakaaladda wararka Reuters. Waddadan ayaa ah midda la mariyo inta badan badeecadaha la gaarsiiyo 110-ka milyan ee qof ee ku nool dalka Ethiopia. VOA si madax-banaan uma xaqiijin karto xanibaadda la sheegay in lagu sameeyey waddada. Xafiiska ra’iisul wasaaraha Ethiopia…

TPLF: Ma jirto cid na hor istaagi karto xitaa roobka, waxaan…

Addis Ababa (Axadle) – Afahayeenka fallaagada TPLFee la dagaallanta waqooyiga Itoobiya ayaa sheegay in ciidamadooda ay kusii siqayaan jiha kasta isla markaana aysan jirin cid hor istaagi karta xitaa roobka. “Ciidamadeena waxay kusii siqayaan jiha kasta, ma jirto cid na hor joogsan karto xitaa roobka” ayuu yiri Getachew Reda farriin uu soo dhigay Twitter-ka. Waxaana Itoobiya ka socdaa abaabul ka dhan ah TPLF xilli uu dagaalka ka socda waqooyiga…

Fahad Yaasiin oo aqbalay xilka qaadistii KULANE, nin kalena …

Muqdisho (Axadle) – Taliyaha hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa magacaabay madaxa shaqaalaha ee hay’adda NISA, kadib markii uu madaxii hore xil ka qaadis ku sameeyey ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Fahad Yaasiin ayaa madaxda cusub ee shaqaalaha NISA u magacaabay Cabaas Yacquub oo bedalaya Cabdullaahi Kulane oo dhowaan xilkaasi uu ka qaaday ra’iisul wasaaraha. Sidoo kale Cabaas ah ayaa ah sarkaal…

Tirada dhimashada ee dagaalka Soomaalida iyo Canfarta oo kor…

 Garba Ciise (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaalka u dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta oo markale kasoo cusboonaaday magaalada  Garba Ciise iyo sidoo kale deegaanada ku xeeran, waxaana xaaladdu ay tahay mid kacsan. Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkii ugu dambeeyey oo shalay dhacay ku dhintay ugu yaraan 40 qof, sida ay warbaahinta u sheegeen ilo wareedyo lagu kalsoon-yahay. Xiisada dagaalka ayaa weli ka taagan aagga…

Xildhibaan Mustafe oo shaaciyey in loo adeegsaday sirdoonka …

Hargeysa (Axadle) – Xildhibaan Mustafe Axmed Cabdillaahi oo ka mid ah xildhibaanada Gobaladda Waqooyi ee ka soo baxay gobolka Sool, kana tirsan xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa eedeyn culus u jeediyey xukuumadda maamulkaasi ee Muuse Biixi Cabdi. Mustafe ayaa shaaca ka qaaday in isaga oo ku sugan magaalada Addis Ababa ay xukuumadda Gobaladda Waqooyi ay adeegsatay sirdoonka Itoobiya, si loo xiro. Xildhibaanka ayaa sheegay in shan nin oo ka tirsan…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More