Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Laacibka Ku Guuleystay Abaalmarinta Xiddiga Sannadka Ee UEFA

Xidhiidhka kubbada cagta yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay xidiga ku guulaystay abaal marinta laacibka sanadka ee qaaramada yurub ugu fiican. Waxayna sidoo kale UEFA bixisay abaal marino badan oo boos walba leh. Waxa kale oo ay UEFA shaacisay abaal marinta goolhayaha sanadka ee Yurub ugu fiican iyada oo intii ay socotay xaflada isku aadka Champions League abaal marino badan oo kale la bixiyay. Goolhayaha kooxda Bayern Munich ee Manual Nuener ayaa ku guulaystay abaal marinta goolhayaha sanadka ee Yurub ugu…

Barcelona vs Juventus, PSG vs Man United – Isku Aadka

Waxaa goor dhaweyd la sameeyay isku aadka wareega group-yada Champions League oo dhameystiran iyadoo ay ka soo baxeen kulamo xiiso badan. Qori tuurka ayaa lagu qabtay magaalada Nyon ee dalka Switzerland halkaasoo xarun u ah xiriirka kubada cagta Yurub. Kooxda difaacaneysa koobka ee Bayern Munich ayaa gashay group A iyadoo la ciyaareysa Atletico Madrid, FC Salzburg iyo Lokomotic Moskva. Group-ka dhimashada waxa uu noqday Group H oo ay isku arkayaan kooxaha Paris Saint-Germain iyo Manchester United iyadoo ay wehliyaan…

Halkaan Si Toos Ah Ugala Soco Isku Aadka Wareega Group-yada

Waxaa magaalada Nyon haatan ka bilowday qori tuurka wareega group-yada Champions League ee xilli ciyaareedka 2020/21 iyadoo sidoo kale la bixin doono abaalmarinta xiddiga sannadka UEFA.Halkaan hoose si toos ah ugala soco isku aadka wareega group-yada iyo bixinta abaalmarinta xiddiga sannadka ee UEFA:

Ciyaartoyga Ku Guuleystay Abaal-marinta Xiddiga Yurub Oo

Abaal-marinta xiddigii ugu wanaagsanaa qaaradda Xili ciyaareedkii dhamaaday ee 2019-20 ayaa lagu dhawaaqayaa daqiiqado kaddib marka la sameeyo isku-aadka tartanka Champions League oo xaflad loogu samaynayo magaalada Geneva ee waddanka Switzerland.Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Manchester City ee Kevin de Bruyne iyo labaga laacib ee Bayern Munich ee Robert Lewandowski iyo Manuel Neuer ayaa iskugu soo hadhay saddexda boos ee ugu dambeeya abaal-marintan, waxaana si buuxda loogu dhowaaqi doonaa midkooda ku guuleystay marka…

Xulka Qaranka England Ee Kulamada Aadag Ee UEFA Nations

Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa shaaciyey liiska ciyaartoyda xulka qarankiisa ee kulamada aadka u adag ee UEFA Nations League ee toddobaadka, waxaana uu u yeedhay ciyaartooyo cusub ku xulka oo aan hore ugu dheelin, halka uu kuwo kalena ka reebay. Southgate ayaa xulka dib ugu soo celiyey kabtan Harry Maguire oo hore looga saaray markii uu dagaal ku galay waddanka Giriigga bishii hore, isla markaana seegay kulamadii qarankiisa ee September. Sidoo kale, gool-dhaliyaha layaabka leh ee Dominic…

Barcelona Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqday Saxeexii La Sugayay

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa si rasmi ah ugu shaacisay saxeexeeda cusub ee Sergino Dest oo ay kala soo wareegtay Ajax, kaas oo ay kaga soo adkaatay Bayern Munich oo kula tartamaysay.Sergino Dest oo u dhashay waddanka Maraykanka ayay Barcelona kusoo iibsatay 21 milyan oo Euro iyo 5 milyan oo Euro oo kale oo dheeraad ah oo ku xidhan bandhiggiisa iyo guulaha uu la gaadho, taas oo qiimihiisa gaadhsiin doonta illaa 26 milyan oo Euro.Laacibkan ayaa qalinka ku duugay heshiis shan sannadood ah oo socon doona illaa June 2025,…

Saddex Xiddig Oo Ka Dhaawacan Man United, Kabtan Maguire Iyo

Manchester United ayaa sugaysa kulanka ay usbuuc dhammaadka la ciyaarayso dhigeeda Tottenham ee ka tirsan horyaalka Premier League iyadoo ay jiraan xiddigo sababo dhaawac muran loo gelinayo ka qayb galkooda ciyaartaas.Man United ayaa soo dhawayn doona Spurs oo uu hoggaaminayo tababarahoodii hore ee Jose Mourinho kaas oo ay hadalo xoogan dhawaan saxaafada isu marinayeen macalin Ole Gunnar Solskjaer.Man United ayaa qaab isku dhafan kusoo bilaabatay xilli ciyaareedkan kaddib markii ay kulankoodii ugu horreeyay guuldarro kala…

Waa Kuwan LABADA Caqabadood Ee Xalkooda Laga Sugayo Arsenal

Kooxda ree London ee Arsenal ayay jiraan laba shaqo oo u yaala lagana sugayo inay xaliso haddiiba ay doonayso inay samayso saxeexa riyada u ah tababare Mikel Arteta ee Houssem Aouar oo kooxda ree France ee Lyon ka tirsan.Arsenal ayaan u muuqan mid shan saxeex ku dhammaysan karta gudaha suuqan maadaama oo Aouar uu muhiimadooda koowaad noqday hadda oo ay isaga ka doorbidayaan Thomas Partey oo Atletico Madrid qayb ka ah.Arsenal ayaa qaab wanaagsan ku bilaabatay xilli ciyaareedkan horyaalka Premier League ilaa ay guuldarro 3-1…

Weeraryahan Sheegay Inuu Ku Biirista Man United Doonayo,

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu. Idilkiinba salaan dhamaan akhristayaasha sharaftalahow kuna soo dhawaada barnaamijkeenii sida maalin laha ahaa aanu idiinku soo gudbin jirnay waxyaabaha ay wargaysyada yurub ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda xagaaga ayaa si rasmi ah u furan waxayna koox kastaaba haysataa fursada ay ku samayn karto saxiixyo cusub oo ay xili ciyaareedka cusub kooxdeeda ugu soo xoojin karto.Kooxaha qaar ayaa haddaba bilaabay in ay saxiixyo muhiim ah sameeyaan…

Sida Afarta Dheri Loogu Kala Jiro, Group-yada Dhimashada Ee

Waxa ay u muuqataa inay shalay uun ahayd markii ay daawanaynay Bayern Munich oo koobka UEFA Champions League ku dhex qaadaysay magaalada Lisbon balse isku aadka wareega Group-yada ee tartankaas ayaa maanta oo Khamiis ah dhacaya.Salaasadii iyo Arbcadii ayay ciyaareen kooxihii ugu dambeeyay ee isreeb-reebka u galayay tartankaas ka qayb galkiisa waxaana haatan la ogyahay kooxaha 32-ka ah ee gaadhay wareega Group-yada.Isku aadyada Champions League iyo Europe League ayaa la filayay inay Greece ka qabsoomi doonaan balse waxa loo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More