Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Kulanka Barcelona Ee Champions League Ee Habeenka Arbacada

Kooxda reer Ukraine ee Dynamo Kiev ayaa heysata kaliya 13 xiddig kulanka ay bartamaha isbuucaan u safrayaan Barcelona ee Champions League ka dib markii sagaal ciyaaryahan laga helay Korona Fayras.Waxay tani la micno tahay in kaliya kooxda Dynamo Kiev inay awood u yeelatay inay 13 xiddig ka soo xulato kooxdeeda, iyadoo haddii uu hal ciyaaryahan kale maqnaado ay sababi doonto in la baajiyo kulanka Camp Nou.Dynamo Kyiv are missing 13 players in total for Barça game on Wednesday: nine with coronavirus, one suspended and three…

“Anigu Waxaan Sergio Ramos Ka Dhigaa Mid Fiican Isaguna…….”

Daafaca dhexe ee kooxda Real Madrid ee Raphael Varane ayaa ka hadlay kabtankiisa ay lamaanaha ku yihiin booskaas ee Sergio Ramos iyo sida ay isku caawiyaan marka ay garoonka ku wada jiraan.Waxa xusid mudan in Los Blancos ay yihiin kuwo aad u dhibtooda marka uu Ramos ka maqan yahay gaar ahaan tartanka Champions League oo ay sanadihii ugu dambeeyay rekoodh madaw ku lahaayeen ciyaaraha uu seego.Dad badan ayaa aaminsan inuu Sergio Ramos yahay mid xiddigaha ku hareeraysan oo dhan ka dhiga kuwo wanaagsan oo astura isla markaana uu…

Shanta Weeraryahan Ee Ugu Wanaagsan Champions League

Waxa xog lagu muujiyay shanta weeraryahan ee ugu wanaagsan tartanka UEFA Champions League qarnigan 21-aad iyadoo uu boos lama filaan ah soo galay Neymar Jr halka ay sidoo kale ka dhex muuqdaan xiddigaha jiilkan ugu wanaagsan ee Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo.Tan iyo bilawgii qarnigan 21-aad, xiddiga ugu fiican xog ahaan dhinaca weerarka Champions League ayaa noqday kabtanka Barcelona ee Lionel Messi.Dabcan Ronaldo ayaa ah ciyaaryahanka abid ugu goolasha badan Champions League balse tiro-koobkan ayaa ka hadlaya tirada…

“Waad Taqaanaa Halka Albaabku Ku Yaalo” Akhriso Hadaladii

Waxa hadda soo baxaya warar xoogan oo la xidhiidha hadalo bilooyin kahor dhex maray kabtanka ahna hoggaanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi iyo macalinkii laga caydhiyay shaqada kooxdaas ee Quique Setien.Setien ayaa laga caydhiyay shaqada Barcelona kaddib xilli ciyaareed musiibo ah oo ay kooxdaasi soo qaadatay iyadoo horyaalka La Liga u weyday Real Madrid isla markaana Champions League qaab fool xun ugaga hadhay gacmaha Bayern Munich.Lionel iyo qaar kamidda xiddigaha Barcelona ayaan gabi ahaanba ku qanacsanayn in Setien…

“Final Ayay Noo Tahay Ciyaarta Inter Milan” – Zinedine

Zinedine Zidane ayaa sheegay in kulanka Champions League ee Salaasada habeen dambe ay ku martigelin doonaan Inter Milan uu uga dhigan yahay sidii Final oo kale, isla markaana ay nafta u huri doonaan sidii ay guul uga keeni lahaayeen.Guul-darradii Shakhtar Donetsk ee kulankii furitaanka iyo barbarrihii ay waqtiga dambe u dagaallameen ee Borussia Monchenglandbach ayay Real Madrid soo ciyaartay, waxaanay haystaa hal dhibic oo kaliya iyadoo ah kooxda ugu hoosaysa Groupkan.Zidane oo ka hadlayay shir jaraa’id oo uu galabta ku…

Xiddiga Uu Frank Lampard Doonayo Inuu Kooxdiisa Kusoo

Chelsea wali ma joojin rajadii ay ka qabeen inay lasoo saxeexdaan xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda West Ham iyo xulka qaranka England ee Declan Rice, waxaana uu tababare Frank Lampard isku dayi doonaa inuu keeno Stamford Bridge marka uu furmo suuqa jiilaalka ee bsiha January.Sida ay sheegayaan warbaahinta waddanka Ingiriisku, Rice ayaa wali ku jira shaashadda Arsenal, waxaanay si dhow ula socdaan wacdaraha uu ka dhigayo horyaalka Premier League iyadoo uu qalbiga khadka dhexe u yahay kooxdiisa.Blues ayaa u aragta…

Paul Scholes Oo Magacabaay LABADII Ciyaartoy Ee Ku Ceeboobay

Halyeygii Manchester United ee Paul Scholes ayaa jeex-jeexay, dembiga guul-darrada kooxdoodana dusha uga tuuray labada ciyaartoy ee khadka dhexe ee Fred iyo Scott McTominay oo ka ciyaarayay khadka dhexe ee difaaca raacsa, kuwaas oo uu tilmaamay inay awood u yeelan waayeen inay joojiyaan ciyaartoyda Arsenal.Paul Scholes waxa kale oo uu amaan u jeediyey saxeexa cusub ee Arsenal ee Thomas Partey oo shaqo wanaagsan ka qabtay, isla markaana booskaas kaga awood roonaaday ciyaartoydii Manchester United ee ay wada…

Waa Kan Xiddiga Ugu Horreeya Ee Ay Barcelona Go’aamisay Inay

Kooxda Barcelona ayaa go’aamisay saxeexa koowaad ee ay ka doonayso suuqa bisha January ee soo socota xilli ay isha ku hayaan inay markale kooxda kasoo xoojiyaan boosaskii ay ku fashilmeen inay wajiyo cusub u keenaan xagaagii dhawaa.Sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyay, tababare Ronald Koeman iyo agaasimaha kooxda ee Ramon Planes ayaa aaminsan inay u baahan yihiin saxeexa daafac dhexe oo kale isla markaana ay ishaarteen Eric Garcia oo Man City ka tirsan.Qorshayaasha Barcelona ayaa ah inay soo xoojiso safkeeda markale…

Mikel Arteta Oo Shaaciyay SIRTII Uu Ka Qariyay Xiddigaha

Tababaraha kooxda Manchester City ee Mikel Arteta ayaa shaaca ka qaaday wixii uu ka qariyay xiddigaha kooxdiisa kahor kulankii ay xalay guusha muhiimka ah kasoo gaadheen Manchester United oo ay Old Trafford ku booqdeen.Arsenal ayaa guusha ku gaadhay gool rigoore ah oo uu daqiiqadii 69-aad gool u bedelay Pierre Emerick Aubameyang kaddib qalad uu Paul Pogba ku galay Hector Bellerin.Guushaas ayaa ahayd midii ugu horreysay ee ay Arsenal tan iyo sanadkii 2006 kasoo gaadhay Man United oo ay booqatay iyo guusheedii koowaad ee ay…

Diogo Jota Iyo 17 Laacib Oo Usoo Ciyaaray Atletico Madrid Oo

Atletico Madrid waxay ka mid ahayd kooxaha ugu xooggan qaaradda Yurub ku dhowaad tobankii sannadood ee ugu dambeeyey, waxaanay tahay kooxda saddexaad ee soo raacda Real Madrid iyo Barcelona marka laga hadlayo naadiyada Spain.Intii uu joogay Diego Simeone oo ahayd sagaal sannadood ayay Los Rojiblancos noqotay kooxda heerka sare ah ee awoodda u yeelatay inay ku guuleysato horyaalka LaLiga, sidoo kalena ay noqoto mid ay kooxuhu kasii baqdaan marka ay isku beegmaan tartanka Champions League.Hal horyaal oo LaLiga ah, hal Copa del…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More