Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Mesut Ozil Oo Ciyaaryahanadda Arsenal Usii Sheegay Waqtiga Ay
Mesut Ozil ayaa usii sheegay ciyaartoyda Arsenal waqtiga ay soo taabanayaan shabaqa Manchester United ka hor intii aanay kooxdiisu guusha ka gaadhin Old Trafford.Laacibkan reer Germany oo aan ku jirin liiska ciyaartoyda Arsenal ee xili ciyaareedkan oo uu tababare Mikel Arteta ka reebay ayaa ciyaarta kala socday telefishanka oo uu ka samaynayay tabin iyo saadaal intaba.Waqtigii nasashada ayuu Mestu Ozil bartiisa Twitterka kusoo jeediyey dadka ku xidhan kaddib markii uu kooxdiisa usii saadaaliyey xilliga ay goolka soo…
Xiddig Muhiim U Ah Real Madrid Oo Ku Dhacay Baadhitaanka
Zinedine Zidane ayuu walaac weyni soo food saaray ka hor kulanka ay kooxdiisa Real Madrid ku qaabbili doonto Inter Milan Salaasada habeen dambe, waxaana baadhitaanka xanuunka Covid-19 ku dhacay hal ciyaartoy oo laga helay xanuunkan.Sida uu dhigayo sharciga UEFA ay u dejisay ilaalinta badqabka ciyaartoyda, laacib kasta waxa laga qaadayaa laba baadhitaan ka hor ciyaarta, waxaana natiijada ugu dambaysa ay tahay in la gudbiyo lix saacadood ka hor ciyaarta, iyadoo ciyaartoyga labada baadhitaanka ka gudba oo kaliya loo ogolaanayo…
Paul Pogba Oo Magacaabay XIDDIGII Sababta U Ahaa
Xiddiga khadka dhexe ee Paul Pogba ayaa qirtay in qaladkii uu sameeyey ee rikoodhaha noqday uu ahaa sababta ugu weyn ee Manchester United ay u guul-darraysatay ciyaartii xalay.Pogba ayaa qalad ku galay Hector Bellerin, waxaana loo dhigay rikoodhe uu Arsenal u dhaliyey kabtankooda Pierre-Emerick Auubameyang, iyadoo goolkaasina noqday midka kaliya ee labada kooxood ku kala saaray Old Trafford ee ay kala dhaliyeen.United ayay u ahayd kulankii afraad oo xidhiidh ah ee aanay wax guul ah kasoo hoynin kulamada horyaalka ee…
Bruno Fernandes Oo Kashifay Luqada Uu Kala Hadlo Paul Pogba
Bruno Fernandes iyo Paul Pogba ayaa kuwada sheekeysta luqada Talyaaniga si ay u horumariyaan isfahamkooda khadka dhexe.Kubadsameeyaha reer Portugal ayaa shaaca ka qaaday inuu xiriir fiican la leeyahay saaxiibkiisa Manchester United isagoo sheegay inay saaxiib ku yihiin garoonka banaankiisa iyo dhexdiisaba.Tan iyo markii uu yimid bishii Janaayo ee sannadkan, taageerayaasha United ayaa si weyn u doonayay inay arkaan labada xiddig oo xiriir fiican oo khadka dhexe ah ku leh garoonka dhexdiisa.Fernandes oo 26 sanno jir ayaa…
Qiimeynta Ciyaaryahanadda Kulankii Ay Arsenal Garaacday Man
Manchester United waxay ku jirtaa xilli ciyaareedkan jawi qasan, maalmo ka hor waxay Old Trafford ku xaaqeen kooxda hogaamineysa horyaalka Bundesliga, haatana waxaa gurigooda ku soo gaartay guuldaradii seddexaad ee afar kulan oo ay Old Trafford ku ciyaareen.Waxaa si xun u fashilantay shax ciyaareedka dheemanka khadka dhexe ee Solskjaer uu kaga badiyay RB Leipzig bartamihii isbuucii hore iyadoo Arsenal ay ka faa’ideysatay shax ciyaareedkaas islamarkaana 14 sannadood ka dib ay Old Trafford ku badisay kulan horyaalka…
Arsenal Oo 14 Sannadood Ka Dib Man United Ku Garaacday Old
Arsenal ayaa 14 sannadood ka dib markii ugu horeysay waxay Manchester United ku garaacday garoonkeeda Old Trafford kualn horyaalka Premier League ah iyagoo ku badiyay 1-0 ciyaar xiiso badan oo ay soo bandhigeen.Goolka kaliya ee Arsenal ku badisay waxa uu ahaa rigoore uu saxiixay kabtankooda Aubameyang kaasoo noqday xiddigii ugu horeeyay ee Arsenal ee rigoore ku dhaliya Old Trafford horyaalka Premier League.Gunners waxaa ugu danbeysay inay Old Trafford ku badiyaan kulan horyaalka ah sannadkii 2006 iyagoo haatan gaaray guul…
Liverpool Oo Loo Xaqiijiyay Inay Hogaanka Premier League Sii
Everton ayaa kulankii labaad ee horyaalka Premier League oo isku xiga laga badiyay iyagoo si rasmi ah hogaanka horyaalka ugu wareejiyay kooxda Liverpool oo todobaadkan ku dhameysaneysa iyagoo hogaanka u haya horyaalka.Everton ayaa fursad u heysatay inay kaalinta koowaad ku soo noqoto madaama ay farqiga goolasha ka fiican yihiin deriskooda Liverpool laakiin guuldarro 2-1 ayaa ka soo gaartay kooxda Newcastle oo marti loogu ahaa St James Park.Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa aheyd mid lagu caajisay laakiin qeybtii labaad ayay…
Atalanta Oo Musiibo Dhaawacyo Ah Badhtanka Ka Gashay Kahor
Kooxda ree Talyaani ee Atalanta ayaa dhexda kaga jirta mashaqo dhaawacyo ah kahor kulankooda soo socda ee ay UEFA Champions League la balansan yihiin Liverpool xilli ay labada kooxood wareega saddexaad ee heerka Group-yada kulamayaan.Kooxda lagu naanayso La Dea ayaa Salaasada soo socota kahor tagaya dhigooda difaacanaya horyaalka Premier League kaddib markii ay guul 2-1 ah shalay kasoo gaadheen kooxda Crotone oo ay booqdeen.Sida uu hadda sheegayo wargeyska La Gazzetta dello Sport, Rafael Toloi ayaa kulankaas ka baxay iyadoo…
“Waan Ku Faraxsanahay Ziyech Laakiin Wali Kuma Qanacsani…..”
Halyeeyga kooxda Chelsea ee Frank Labouef ayaan ku wada faraxsanayn bandhiga xiddigaha kooxdiisii hore kulankii ay xalay guusha weyn ee 3-0 ka ah kasoo gaadheen Burnley oo ay Turf Moore ku booqdeen.Labouef ayaa sheegay inuu si gaar ah ugu faraxsanaa Hakim Ziyech oo kulankii labaad ee xidhiidh ah ee uu kusoo bilawday goolkii labaad dhaliyay balse sheegay inuusan si buuxda ugu qancin Kai Havertz oo ah xiddiga haatan ugu mushaharka badan kooxda,Kai Havertz ayaa shalay booskiisii caadiga ahaan mid ka qoto dheer ka ciyaarayay…
Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Man United vs Arsenal – Yay
Kooxda Manchester United ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Arsenal kulan ka tirsan ahna midka ugu xiisaha badan wareega toddobaad ee horyaalka Premier League.Gunners ayaa imanaya Old Trafford oo aysan wax guul ah ku gaadhin tan iyo 2006 halka ay labadeedii kulan ee ugu dambeeyay guuldarro kala soo kulantay Man City iyo Leicester City ciyaaraha horyaalka.Red Devils ayaan iyaguna si wanaagsan kaga jirin horyaalka, walow ay qaabkii ugu fiicnaa ku bilawdeen Champions League ayay haddana wali guul la’aan yihiin horyaalka gaar ahaan…