Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Waa Kuma Xiddiga Arsenal Ka Tirsan Ee Ay Rajada Weyn Ka

Da’yarka daafaca dhexe ee kooxda Arsenal ee William Saliba ayaa lagu soo warramayaa inuu doonayo inuu iskaga tago kooxdaas oo uu qaab amaah ah kaga baxo suuqa dhawaan furmi doona ee bisha January.William ayaa doonaya inuu heshiis amaah ah ugu laabto kooxdiisii hore ee St Etienne xilli ay sii socdaa dhibaatooyinka uu ku marayo Arsenal, 19 sano jirkaas ayay xagaagii 2019 lasoo saxeexatay Arsenal balse waxa hal xilli ciyaareed dib amaah loogu siiyay kooxda ree France.Si kastaba, Mikel Arteta ayaa dhawaan shaaca ka qaaday in…

Manchester United Oo La Saadaaliyey Kaalinta Niyad-jabka Leh

Paul Ince ayaa saadaaliyey in Manchester United ay soo geli doonto kaalinta lixaad ee kala-sarraynta horyaalka Premier League ee xili ciyaareedkan, kaddib natiijooyinkii ay ka keentay lixdii ciyaarood ee ugu horreeyey.Red Devils oo Axaddii guul-darro 1-0 ah ay Arsenal ugu xambaarisay garoonkeeda Old Trafford ayaa waxay ku jirtaa kaalinta 15aad ee horyaalka.Lixda ciyaarood ee illaa hadda ayey ka heshay toddoba dhibcood oo kaliya, waxaana hadda shaqadiisu halis ku jirtaa Ole Gunnar Solskjaer oo ay kooxdu ka fiirsanayso…

Rio Ferdinand Oo Magacaabay Xiddig Liverpool Ah Oo Laga

Halyeygii Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa rumaysan in Roberto Firmino uu dhibaato ku geli doono Anfield, isla markaana booskiisii lagu qabsaday oo uu halis ugu jiro in Diogo Jota oo saddexlay ka dhaliyey Atalanta ciyaartii Champions League ee xalay ay 5-0 ku garaaceen.Laacibka saxeexa cusub u ah Liverpool ee ay Wolves kala soo wareegeen xagaagii ee Digo Jota ayaa saddex gool u saxeexay Liverpool xalay, waxaana labada  kale ku daray Sadio Mane iyo Mohamed Salah.Firmino ayaa dhinaca kale kaydka ku jiray iyadoo horena…

Barcelona Oo Ku Labbisan Doonta Calanka Catalonia Kulanka

Barcelona ayaa soo bandhigtay garamadeeda afraad ee xili ciyaareedkan ay ku dheeli doonto, waxaana midkan cusub ku xardhan calanka dawlad-goboleedka Catalonia oo madax-bannaani ka doonaya waddanka Spain.Garamadan ayaa la sheegay in Barcelona ay si gaar ah ugu naqshadaysay inay ku ciyaarto kulanka El Clasico ee Real Madrid ay ugu tegi doonto magaalada Madrid, taas oo nuxurkeeda guud ay tahay arrimo siyaasadeed oo looga dan leeyahay in xidhashada dharkani uu xamaasad kale u yeelo ciyaarta.Warbaahinta Spain ayaa shaaciyey in…

Iska Illow Mohamed Salah, Mane & Van Dijk – Jurgen Klopp Oo

Jurgen Klopp ayaa amaan kula dul-dhacay laacibka kooxdiisa ee saddexlayda xalay dhaliyey ee Diogo Jota oo ay £45 milyan oo Gini xagaagii kagala soo wareegeen kooxda Wolves ee Premier League kala  ciyaarta.Diogo Jota ayaa kasoo hormaray Roberto Firmino oo kaydka ku jiray, waxaana uu caddeeyey in Klopp aanu ku qaldanayn xulashadiisa isagoo markiiba la saaxiibay shabaqa Atalanta oo uu saddexlay uu laba ka  mid ah qaybta hore dhaliyey.Jurgen Klopp oo ka hadlay sababtii uu Jota ugu soo bilaabay, kaydkana u dhigay Firmino ayaa…

Sergio Ramos Oo Dhaliyey Goolkiisii 100aad Ee Real Madrid

Goolkii uu madaxa kaga dhaliyey Inter Milan habeenkii xalay, waxa Sergio Ramos uu u sameeyey taariikh weyn oo kale oo uu kusii gelayo buugga xiddigaha dhif iyo naadirka ah ee Real Madrid.Goolkan ayaa ahaa midkii 100aad ee uu Real Madrid  u dhaliyey intii uu joogay, waxaana uu noqday ciyaartoygii 19aad ee dhaliya goolal tiradoodu saddex god-tirsi tahay (boqoley).19ka ciyaartoy ee boqolka gool iyo ka badan u dhaliyey Real Madrid, waxay 15 ka mid ahi ahaayeen weeraryahanno, laba khadka dhexe ah iyo laba difaac oo ahaa halyeygii…

Khabiirka Garsoorka Spain Ee Andujar Oliver Oo Sheegay In

Real Madrid ayaa guusheedii koowaad ee Champions League xili ciyaareedkan gaadhay, waxaanay 3-2 kaga adkaatay Inter  Milan oo ay laba gool kala hor martay laakiin barbarro kusoo gaadhay illaa uu waqti dambe kaga fujiyey da’yarka reer Brazil ee Rodrygo oo beddel kusoo galay.Karim Benzema ayaa ciyaarta ku furay kubbad uu si qaldan kusoo dhiibay Achraf Hakimi oo bartilmaameedkiisii uu kubadda u waday uu ka leexiyey Ferland Mendy oo lugta  geliyey, isla markaana tuuray, waxaanay kubaddaasi u tagtay Benzema oo isaguna usii jaray…

Ronaldinho, Neymar, Sergio Ramos, Toni Kroos Iyo Xiddigihii

Waqtigii guulaha, koobabka iyo farxadda ay ku jirtay Manchester United, waxay isku dayday inay lasoo saxeexato xiddigo waaweyn oo haddii ay kusoo guuleysan lahayd inay Old Trafford keento wax badan kusoo kordhin lahaa.Tababare Sir Alex Ferguson ayaa waqtigii uu ka arriminayay United, waxa uu qaaday koobab badan oo markii ugu caansanaa ay ahayd sannadkii 1999kii oo saddexlay koobab ah ay ku wada guuleysteen, sida Champions League, Premier League iyo FA Cup.Laakiin markii uu ruug-caddaagani shaqada ka fadhiistay, waxa dib u…

Liverpool Oo Xasuuqday Atalanta, Man City Oo Jiidhay

Liverpool ayaa xasuuq u geysatay kooxda kubadda cagta Atalanta, waxaanay ku garaacday 5-0, iyadoo sagaal dhibcood ku hoggaaminaysa Groupkooda.Diogo Jota ayaa saddexley goolal ah dhaliyey, waxaana labada kale ku kala daray Mohamed Salah iyo Sadio Mane, iyadoo ay si xarrago leh Reds garoonka ugu dhex taxtaxaashaysay.Manchester City ayaa iyaduna ku istaagtay kooxda reer Giriig ee Olympiakos oo ay ku garaacday 3-0, waxaana goolasha u furay Ferran Torres, ka hor intii aanu Gabriel Jesus oo kasoo laabtay dhaawac uu goolka labaad…