Liverpool vs Ajax – SIDDEED Xiddig Oo Dhaawac Ka Ah
Laba dhibcood oo kaliya ayaa u dhexeeya labada kooxood ee ugu sarreeya Group-ka D ee tartanka Champions League, laakiin caawa ayay midkood…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Laba dhibcood oo kaliya ayaa u dhexeeya labada kooxood ee ugu sarreeya Group-ka D ee tartanka Champions League, laakiin caawa ayay midkood…
Waxaa goor dhaweyd la soo saaray isku aadka wareega seddexaad ee koobka FA Cup iyadoo kulamo xiiso leh ay ka soo baxeen.…
Paris Saint-Germain waxaa ka maqnaan doona Pablo Sarabia iyo Mauro Icardi kulanka Champions League ee ay habeenka Arbacada la ciyaarayaan kooxda Manchester…
Weeraryahanka Watford Troy Deeney ayaa sheegay in seddex kulan oo ganaax ah inaysan ku filneyn weeraryahanka Manchester United Edinson Cavani ka dib…
Eden Hazard ayaa dhaawac kale uu soo gaaray iyadoo dhaawaca cusub ee soo gaaray uu yahay mid muruqa lugta midig ah. Waxayna…
UEFA ayaa u magacowday gabadhii ugu horeysay abid inay garsoore dhexe ka noqoto kulan ka tirsan koobka Champions League ee ragga ee…
Anthony Martial ayaa isaga baxay tababarka Manchester United maanta kaliya 11 daqiiqo uu joogay xarunta tababarka. Weeraryahanka Faransiiska oo 24 sanno jir…
Edinson Cavani ayaa raalin bixiyay ka dib markii qoraal uu soo dhigay bogiisa Instagram lagu tilmaamay inuu yahay mid cunsurinimo ah. Weeraryahanka…
Donny van de Beek ayaa soo bandhigay canqowga oo si xun u bararsan ka dib kulankii ay Man United guusha soo laabashada…
Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa sheegay in dhaawacii jilibka ee Virgil van Dijk uu waji kale yeeshay, isla markaana aanu ‘jilibkii…
Quique Setien ayaa dacwad ka gudbiyey kooxdiisii hore ee Barcelona oo uu ku eedeeyey inay jabiyeen heshiiskii u dhaxeeyey ee ahayd inay…