“Maalin Ayay Soo Bixi Doontaa Runta Mesut Ozil…..” –
Xiddigii hore ee khadka dhexe ee Arsenal ee Jack Wilshere ayaa sheegay inuu rumaysan yahay inay maalin uun soo bixi doonto xaqiiqada…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Xiddigii hore ee khadka dhexe ee Arsenal ee Jack Wilshere ayaa sheegay inuu rumaysan yahay inay maalin uun soo bixi doonto xaqiiqada…
Raul Jimenez ayaa lagu sameeyey qalliin degdeg ah kaddib jabniin lafta madaxa ah oo kasoo gaadhay isku-dhacii xalay ee David Luiz. 29…
Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii…
Barcelona ayaa ciqaab adag ku mutaysan doonta garankii uu Lionel Messi ku labbistay markii uu u dabbaal-degayay goolkii afraad ee uu u…
Raul Jimenez ayaa ugu dambayntii bilaabay inuu si caadi ah u neefsado, miyirkuna uu usoo noqday kaddib markii uu dhaawac kasoo gaadhay…
Real Madrid ayaa Salaasada habeen dambe waxay waddanka Ukraine kula ciyaari doontaa Shakhtar Donetsk iyagoo u baahan inay kusoo laabtaan dariiqa guusha…
Manchester United ayay lix ciyaartoy ka maqnaan karaan kulanka Champions League ee garoonkeeda Old Trafford ay kusoo dhoweyn doonto kooxda reer France…
Xiddigii Manchester United guusha ku hogaamiyay Edinson Cavani ayaa wajahaya in seddex kulan la ganaaxo ka dib markii erey cunsurinimo ah uu…
Om Press Upphovsrätt Kontakta oss Kreatörer Annonsera Utvecklare Villkor Sekretess Policy och säkerhet Så fungerar YouTube Testa nya funktioner © 2020 Google…
Arsenal ayaa kulankii seddexaad oo isku xiga looga badiyay garoonkeeda horyaalka Premier League iyadoo guuldarro 2-1 ay ka soo gaartay caawa kooxda…
Bernd Leno ayaa lagu qasbay inuu xirto maaliyadiisa martida ee Arsenal kulanka ay haatan la ciyaarayaan kooxda Wolves. Goolhayaha Jarmalka ayaa caadiyan…