Turkey oo ka walaacsan khilaafka doorashada
Dowladda Turkey ayaa sheegtay in ay ka walaacsantahay khilaafka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya iyo hogaamiyayaasha Soomaaliya ay ku guuldaraysteen in ay lumiyaan…
Dowladda Turkey ayaa sheegtay in ay ka walaacsantahay khilaafka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya iyo hogaamiyayaasha Soomaaliya ay ku guuldaraysteen in ay lumiyaan…
Senator Axmed Macalin Cumar (Axmed Nadiir) oo la hadlay Mid ka mid ah Idaacadaha muqdisho ayaa ku baaqay in laga miro-dhaliyo wadahadalka…
Magaalada Muqdisho waxaa xalay ka dhacay kulan abaabulkiisa kasoo bilawday Xildhibaanno & Senataro kasoo jeeda Dowlad Goboleedyada Puntland & Galmudug oo ugu…
Wasiirka warfaanta xukuumadda xil-gaarsiinta, Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa wuxuu warbaahinta uga warbixiyey shirka u furmay Farmaajo iyo madaxweyne-yaasha DG Koofur Galbeed, Galmudug,…
Madaxweynaha Mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaaraha xukumadda xilgaarsiinta, Madaxweyne-yaasha Galmudug, Hir-Shabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa “kulan horudhac…
Sida uu shaaciyey Ergeyga Midowga Afirka u qaablisan Soomaaliya Ambassador Francisco Madeira howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa dammaanad-qaaday Nabadgelyada Shirka wadaxaajoodka…
Madaxwaynaha maamulka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in xalay ciidamo ka tirsan dowladda in ay soo weerareen goobta uu wafdigiisa ka…
Madaxweynaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa maanta oo Axad ah soo gaaray Magaalada Muqdisho si uu uga qaybgalo…
Howlgal sababay dhimasho & Dhaawac ayay Ciidamada ammaanka DG Puntland ka sameeyeen Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo kadib markii ay heleen xogta koox la…
AMISOM: Wada-hadalka lagu hirgelinayo Doorashooyinka wuu sii soconayaa .Qoraal lagu daabacay bogga Twitter-ka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in…
Waqooyiga magaalada Gaalkacyo Sarkaal ka tirsan booliska Puntland ayaa ka badbaaday qarax lala beegsaday Talaadadii. Qofka isqarxiyay ayaa waxyar ka dib duhurkii…