Italy triumphed over France in the Nations League, even after conceding a goal just 13 seconds into the match.

Italy Triumphs Over France in Nations League After Early Setback In a stunning UEFA Nations League showdown in Paris, Italy rebounded impressively from conceding a goal just 13 seconds into the match, ultimately defeating France 3-1. The goals came from Federico Dimarco, Davide Frattesi, and Giacomo Raspadori, showcasing Italy's resilience. Photo captured Gianluigi Donnarumma, Italy's revered goalkeeper, celebrating alongside his teammates after clinching victory at the Parc des Princes during this Group A2 encounter on…

Itoobiya: Hogamiyayaasha Soomaaliya waxay la shaqeeyaan cadowgeenna, waana iska difaacaynaa

Sabti, September, 7, 2024 (AX) - Xukumadda Itoobiya ayaa ku dhaleeceeysay madaxda dowladda Soomaaliya inay la shaqeeyaan waxay ugu yeertay cadowga Itoobiya, iyadoo sheegtay inay ka go’an tahay inay difaacdo madax-bannaanideeda. Taliyaha ciidammada qalabka sida ee dalka Itoobiya, Field Marshal Birhanu ayaa hadalkaan ka sheegay intii lagu guda jiray dabbaaldegga sannad-guurada 47-aad ee taliska bariga Itoobiya. Field Marshal Birhanu Jula ayaa sheegay inay ciidamadu ugu diyaar-garoobeen inay ka hortagaan wax kasta oo…

Frozen Bank Account Leads to Ethiopian Airlines’ Suspension of Flights to Eritrea

Frozen Bank Account Forces Ethiopian Airlines to Halt Eritrean Flights ADDIS ABABA - Ethiopian Airlines has officially announced the suspension of its flights to Eritrea due to the freezing of its bank account. This announcement came just hours prior to Eritrea's declaration of a curfew for foreign aircraft, which they described as a response to alleged 'harassment and lost luggage' incidents. Initially, Ethiopian Airlines attributed the flight suspension to “challenging operating conditions” in Eritrea, which they…

Laamaha amniga Waqooyi Bari oo qabtay dhalinyaro geysatay falal amni darro ah oo laga abaabulay barta Tiktok

Sabti, September, 7, 2024 (AX) - Laamaha ammaanka Waqooyi Bari ayaa xaqiijiyay in ay gacanta ku dhigeen koox dhallinyaro ah oo la rumeysan yahay inay ka dambeeyaan beegsi ka dhan ah dhallinyarada kasoo jeeda deegaanka Soomaalida Itoobiya, gaar ahaan beesha Ogaadeeniya. Falalka beegsiga ah ayaa ka dhacay magaalada Garowe dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay, waxaana ay la xiriiraan dhacdo dhawaan ka dhacday magaalada Nayrobi, kaddib markii koox dhalinyaro ah oo reer Nayrobi ah ay wiil dhalinyaro oo kasoo jeeda Garowe ku…

Ethiopian Armed Forces Commander Rebukes Somali Leaders, Promises to Address Challenges to National Progress

Ethiopian Military Leader Critiques Somali Authorities, Pledges to Safeguard National Progress Jigjiga (AX) — In a bold declaration, Field Marshal Birhanu Jula, the head of the Ethiopian National Defence Forces (ENDF), has expressed unwavering commitment to protect Ethiopia's integrity against any looming dangers. He has pointed fingers at Somali officials, alleging their collusion with enemies of the state. His remarks came during the 47th anniversary festivities of Ethiopia's eastern command forces, celebrated in Jigjiga,…

Guddoonka Golaha Shacabka oo soo saaray go’aan culus oo saameynaya Warbaahinta Madaxa Banaan

Sabti, September, 7, 2024 (AX) - Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo shirarka jaraa'id ee lagu qabto gudaha iyo banaanka xarunta Golaha Shacabka. Amarkaan kasoo baxay guddoonka Golaha Shacabka ayaa ahaa mid si toos ah loola wadaagay Warbaahinta iyo wariyaasha sida gaarka ah wararka uga soo tabiya fadhiyada Golaha Shacabka. Go’aankaan cusub ayaa noqonaya mid si toos ah u saameynaya shaqada warbaahinta madaxa banaan ee ka howlgasha magaalada Muqdisho iyo walba…

Taliyayaasha u sarreeya Askarta Itoobiya oo maanta soo gaaray magaalada Jigjiga

Khamiis, September, 5, 2024 (AX) - Taliyaha guud ee Askarta Itoobiya Berhanu Jula iyo Ku xigeenkiisa Janaraal Abebaw Taddese ayaa maanta kasoo dagay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Jigjiga ee Dowlad Degaanka Soomaalida. Taliyayaashan ayaa waxaa Garoonka Jigjiga kusoo dhaweeyay Hogamiyayaasha u sareeysa Dowlad Degaanka Soomaalida oo uu kamid yahay Hogaamiye Mustafe Cagjar, Hoggaanka Nabadgalyada Dayib Axmednuur iyo Masuuliyiin kale oo kamid ah xukuumadda Degaanka Soomaalida. Sida lagu sheegay Warbaahinta Ciidamada…

Maxkamadda gobolka Galgaduud oo maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay askari horay dil u geystay

Sabti, September, 7, 2024 (AX) - Waxaa maanta fagaare ku yaala magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud xukun dil toogasho ah lagula fuliyay askari ka tirsana ciidanka xoogga dalka Soomaaliya. Askarigaan xukunka dilka toogashada ah lagu fuliyay ayaa lagu magacaabi jiray Maxamed Kaafi Cabdi, kaasoo maalmo kooban ka hor ka hor qirtay Maxkamadda gobolka Galgaduud inu si bareer ah uu u dilay marxuum lagu magacaabi jiray Duraan Jaamac Maxamed. Toogashada Maxamed Kaafi ayaa kusoo aadeysa, kadib markii uu Maxkamadda gobolka…

Somalia: Government Forces Seize Al-Shabaab Supply Lines

Somalia: Government Forces Seize Al-Shabaab Supplies MOGADISHU, Somalia - Somali security forces have successfully intercepted a shipment of supplies intended for Al-Shabaab in the northern regions of the nation. This operation was executed by the Somali National Army (SNA), strategically positioned in a zone marked by porous borders. Reports indicate that troops in the Mudug region halted a vehicle that was heading toward territories held by Al-Shabaab. These militants have developed a pattern of infiltrating areas where…

Ruto Meets with the President of Somalia Amid Rising Terrorism Threat from Al Shabaab Militants

Ruto Engages with Somalia's President Amid Rising Terrorism by al Shabaab On Thursday, September 5, President William Ruto convened with Somalia's leader, Hassan Mohamud, during the Forum on China-Africa Cooperation (FOCAC) summit in Beijing, China. Their dialogue covered pivotal matters concerning regional security, especially the escalating threats posed by extremist factions like Al-Shabab. Both heads of state reflected on the achievements of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), with Kenya actively…