Chelsea Oo Wada-hadallo La Furtay Jules Kounde Oo Ku Jiray Liiska

Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa wada-hadallo la furtay difaaca Sevilla ee Jules Koundé oo ay doonayso in ay lasoo saxeexato ka hor inta aanu xidhmin suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaan.Jules Koundé oo ka mid ah difaacyada dhexe ee ugu wanaagsan horyaalka Spain ee LaLiga, qaybna ka ahaa xulka qaranka Faransiiska ee ka qayb-galay tartankii qaramada Yurub ee xagaagan, ayaa waxa shalay uu kusoo baxay liiska xiddigaha ay raadinayso Man United oo doonaysay in ay ka hawl-galaan saxeexiisa kaddib markii ay gacanta ku dhigeen Raphael…

Sawirro: Isagoo La Xambaarsan Yahay Ayuu 2011 Soo Galay Old Trafford,

Wiilka uu dhalay Ryan Giggs Zach ayaa u dheelay kooxda Manchester United ee da’dooda ka yar tahay 16 jirada kuwaasoo xalay 2-0 kaga badiyay dhigooda Coleraine.Da’ yarta Shayaadiinta Cas Cas ayaa labo gool dhaliyay qeybtii hore ee ciyaarta iyagoo booqashadooda Northern Ireland ku bilaabay guul.Zach oo ka dheeli kara daafac dhexe iyo daafacgarab ayaa looga soo yeeray da’ yarta xulka Wales isagoo ka horyimid dhigooda England bishii May.Da’ yarkaan ayaa horumar sii sameynaya isagoo ku soo bilowday kulankii xalay ee Man United ay…

Premier League team to try to sign Isco

It feels like Isco has rotted away in Real Madrid for the past five years.The quality of the Spanish international has never been questioned, but for some reason his career seems to have just hit the buffers - even though his impressive winners' medal collection suggests otherwise. Clubs desperately wanting to release players whose contracts expire next summer seem to be the new trend in football too late, and Isco is the latest to be placed on the transfer list as Real look to avoid losing the Spaniard for free in 2022.With…

Erling Haaland gives a calm reaction to the price tag of 150 million pounds

Borussia Dortmund forward Erling Haaland has joked that he does not think he is worth the 150 million pounds needed to get him this summer.As first revealed in 90 minutes, Chelsea are preparing a huge bid worth up to £ 150 million to land the Norwegians this summer, despite Dortmund's repeated insistence that they will not bid on their most valuable asset.Chelsea are preparing a bid for Haaland / Matthias Hangst / Getty ImagesMany fans have expressed concern about the real price tag, and now Haaland has it too."I had a…

Allegri claims that he rejected Real Madrid

Juventus boss Massimiliano Allegri has provided a number of updates on players such as Cristiano Ronaldo, Giorgio Chiellini and Paulo Dybala and confirmed that he rejected Real Madrid.The newly appointed Juve boss has ended his first press conference since taking the reins at Allianz Stadium after his departure from 2019, and he gave more than his fair share of revelations.? Do not miss! ? ? Capture Max Allegers' first press conference back at Juventus. Live on @JuventusTV from 14:30 CEST! ? ?? Updates to follow!…

coach of the national team for women

On Monday, July 26, 2021, a source from the prosecutor's office in a court in Bamako informed our AFP colleagues about the arrest and prosecution of Amadou Bamba for "pedophilia, attempted rape and modesty". The arrest comes a month after the publication of an investigation by the New York Times and Human Rights Watch, which revealed a system of sexual abuse within the Malian Basketball Federation. Amadou Bamba, 51, is suspected of having traded playing time or equipment in exchange for sexual favors. According to the New…

British ambassador to Somalia beneath hearth for suspending mission

British ambassador to Somalia under fire for suspending project MOGADISHU, Somalia - An unexpected intervention by British Ambassador to Somalia Kate Foster to end a critical halfway road project infuriates local communities in Galmudug and raises accusations of regional bias. The Galkayo to Hobyo road project enjoyed strong community and donor support and aimed to improve connectivity. So far,…

Midowga Yurub oo lacagta ka jaray ciidanka Kenya ee Somalia …

Nairobi (Axadle) – Midowga Yurub (EU) iyo la-hawlgalayaashooda Caalamiga ah ayaa in ka badan kala bar dhimay dhaqaalihii ay ku bixin jireen ciidamada Kenya ee Soomaaliya u jooga la dagaalanak argagixisada Al-Shabaab. Dhimista dhaqaalaha uu ku sameeyay Midowga Yurub ayaa waxaa loo sababeynaa qiyaano ay sameysay dowladda Kenya, oo qaar kamid ah ciidamadeeda si qarsoodi ah ugala baxday Soomaaliya, balse weli lacag uga qaadaneysa Midowga Yurub. Waaxda…

Manchester United Oo Maanta Go’aan Xaasaasi Ah Ka Gaadhaysa Marcus

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa maanta go’aan xaasaasi ah ka gaadhaysa weeraryahankeeda Marcus Rashford oo ay mowqif ka wada qaadanayaan arrin ay isku khilaafsan yihiin.Marcus Rashford ayaa qaab ciyaareedkiisii aan fiicnayn ee tartanka Euro waxa uu ku sababeeyey in uu ahaa dhaawac kasoo gaadhay garabka intii uu socday xilli ciyaareedkii hore, kaas oo sababay in ciyaartiisu hoos u dhacdo.23 jirkan ayaa waqtigaas sheegay, in uu muruqa garabka dillaac ka gaadhay bishii November ee sannadkii hore, illaa waqtigaasna…

One Major Effect of Eating Romaine Lettuce, Says Dietitian

Romaine lettuce has garnered quite a name for itself after becoming TikTok famous thanks to one influencer's nighttime lettuce water routine. Turns out, the social media claims aren't so far off; romaine has quite a lot to offer outside of making people sleepy. Romaine is a delicious, sturdy green lettuce that works well shredded for a taco salad, as a vessel for chicken lettuce wraps or plain as a filler in your sandwich. However, the taste-bud satisfaction isn't the only perk this green has to offer. Romaine lettuce, like…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More