Kitchener Resident Sentenced to Eight Years for Manslaughter and Kidnapping Charges.

Kitchener Resident Sentenced to Eight Years for Manslaughter and Kidnapping On November 26, 2019, tragedy struck when 20-year-old Irshad Sabriye was shot multiple times. His lifeless body was eventually discovered abandoned along Highway 7/8, a grim scene that startled the local community. Abdulla Haredo, now 28, stood trial and was found guilty of manslaughter and kidnapping for his involvement in Sabriye’s death. During a court hearing on Wednesday, he received an eight-year prison sentence. Remarkably, Haredo has…

K’naan Warsame, the vocalist behind ‘Wavin’ Flag,’ draws inspiration from his personal journey for his directorial…

K'naan Warsame Takes the Helm: A Dive Into His Life with 'Mother Mother' When K'naan Warsame, renowned for his anthem "Wavin' Flag," decided to direct his debut film, he turned introspective. His project, "Mother Mother," draws inspiration from a poignant chapter in his own life. The narrative centers on a tumultuous confrontation sparked when Qalifo learns of his girlfriend's liaison with a young American named Liban (Hassan Najib). This conflict, fraught with tension, sets the stage for heartbreaking repercussions…

Howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo ka socda gobolka Shabeellaha Dhexe

Jimco, September, 6, 2024 (AX) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada 26-aad ee Cali Ibnu Abii Daalib ayaa maalintii labaad howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka wada deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Goobaha ciidanka howlgalada ka wadaan ayaa waxaa ka mid Sabansableey, Ceel afwayne, iyo Ceel Cali goodle oo dhamaantood ah deegaano ka tirsan gobolkaas. Howlgaladaan ayaa waxaa si wadajir ah u hoggaaminaaya abaandulaha guutada 26-aad  Gashaanle Ciise Buurshe iyo abaanduulaha Ururka 263-aad…

Gaari Al-shabaab sahay u siday iyo raggii waday oo lagu qabtay gobolka Mudug

Jimco, September, 6, 2024 (AX) - Ciidamada amaanka maamulka gobolka Mudug ayaa gacanta ku dhigay gaari sahay u siday kooxda Al-shabaab iyo ragii waday. Gaariga sahayda u siday Al-shabaab ee gacanta lagu dhigay ayaa ahaa nooca Soomaalidu u taqaano Nohada, waxaana ku rarna raashiin fudud iyo shidaal loo waday deegaano ay ku sugan yihiin Al-shabaab. Ciidamada amniga ayaa qabtay gaarigaan iyo ragga waday oo la tilmaamay iney kusii jeedeen deegaanada Dumaaye iyo Dabalo oo ku yaala Koonfurta gobolka Mudug, waxaana la sheegay…

Hogaamiye Xasan Sheekh oo kulan gaar ah kula qaatay Aqalka Beijing dhigiisa dalka Shiinaha

Jimco, September, 6, 2024 (AX) - Hogaamiyaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah kula yeeshay Aqalka Beijing ee dalka Shiinaha dhigiisa dalkaas madaxweyne Xi Jinping. Kulanka laba geesoodka ahaa ee dhexmaray labada Hogaamiye ayaa ahaa mid ay kaga wada hadalayeen sidii kor loogu qaadi lahaa xiriirka diblomaasiyadeed ee ka dhaxeeya labada dal ee Shiinaha iyo Soomaaliya, islamarkaana meel sare loo gaarsiin lahaa iskaashiga dhinacyada kala duwan ee u daneynaya labada shacab.…

Gudoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir oo sheegay in Maxkamaddu ka jirto xaalad garsooreyaal la’aan ah

Jimco, September, 6, 2024 (AX) - Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir Saalax Cali Maxamuud Dabaan ayaa shaaca ka qaaday in sanadkaan 2024 Maxkamaddu qabatay gal dacwadeedkii ugu tirada badnaa, islamarkaana Maxkamaddu ay wajaheyso xaalad garsooreyaal la'aan ah. Wuxuu tilmaamay in kiisaska tirada badan ee Maxkamaddu qabato iyo garsoorayaasha ay heli karaan ineysan aheyn kuwa isku dhgma, taasina ay sababto in marar badan dib u dhac uu ku yimaado waqtiga loogu talo galay qaadista dacwada. Guddoomiye Saalax Cali Dabaan…

St. Cloud entrepreneur Abdi Daisane aims to secure a Minnesota House seat for the DFL this autumn.

Abdi Daisane Aims to Shift Minnesota House Seat to DFL in Upcoming Elections Amidst an evolving landscape in St. Cloud, local entrepreneur Abdi Daisane is gearing up to contest for the Minnesota House, seeking to tip the scales from Republican to Democratic-Farmer-Labor (DFL) this autumn. Over the past few years, there's been a noticeable influx of new immigrants—many of whom hail from East Africa—shifting the socio-political fabric of the area. District 14A has been firmly in Republican hands for over a decade, and…

Hogaamiye Biixi oo sheegay in uu hirgalayo heshiiska Gobaladda Waqooyi iyo Itoobiya

Jimco, September, 6, 2024 (AX) - Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in cadaadis kasta oo jira uu hirgalayo heshiiska Gobaladda Waqooyi iyo Itoobiya. Hogaamiyaha oo boqollaal qof kula hadlayay magaalada Tog-wajaale, ayaa sheegay in heshiisku uu hirgalayo inkasta oo ay jiraan cadaadisyo. "MoU-gu wuu hirgalayaa, waa hubaal, wixii xag xaganayaana ha xag xagtaan, qolada Xamar maanta ee ciidanka Masaarida keentay waxan leeyahay laba hal isma qabtaan, Soomaali ayaanu midaynaynaa oo Xabashi ayaanu la…

Woman confesses to offering a juror in the Feeding Our Future case a $120,000 cash bribe.

Woman Confesses to Paying $120,000 Bribe to Juror in Feeding Our Future Case Ladan, with tears welling in her eyes, affirmed, "Yes, I do," when Thompson repeatedly queried her understanding of the gravity of the situation. Thompson continued, persistently asking, "Given everything, do you still wish to proceed today?" "Absolutely," Ladan replied firmly. When questioned about her guilty plea, Ladan explained, “From the outset, I intended to own up to my actions.” Notably, she stood alone in the courtroom, devoid of familial…

32 High-Protein Lunch Ideas That Keep You Full

Dietitians agree that if you want to stay healthy, getting protein in every meal is key. Protein helps you feel full, making you more satisfied and less likely to overeat or snack mindlessly between meals. Some people are great at planning out healthy lunches, but if you often find yourself starving by 2 p.m. and reaching for whatever's convenient (like a PB&J), having high-protein lunch recipes ready is essential. Ahead, you'll find some of our favorite original recipes, plus ideas for dietitian-approved meals with…