Thiago Alcantara Iyo Alisson Oo Dhaawacyo Soo Gaadheen Ka
Tababare Jurgen Klopp ayuu walaac soo foodsaaray kaddib markii ay dhaawacyo soo gaadheen laacibka khadka dhexe ay dhowaanta kala soo wareegeen Bayern…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Tababare Jurgen Klopp ayuu walaac soo foodsaaray kaddib markii ay dhaawacyo soo gaadheen laacibka khadka dhexe ay dhowaanta kala soo wareegeen Bayern…
Ole Gunnar Solskjaer ayaa looga digay inuu isku dayo inuu isku si u adeegsado labada ciyaartoy ee khadka dhexe uga ciyaara Manchester…
Da’yarka kooxda Liverpool ee Rhian Brewster ayaa lagu soo warramayaa inuu ka cadhaysan yahay kooxdiisa isla markaana uu doonayo inuu iskaga dhaqaajiyo…
Kooxda xamaasadda badan ee Leeds United ayaa marti u ah Sheffield United oo xili ciyaareedkii hore wacdaro ka dhigtay Premier League, isla…
Arsenal ayaa laga sugayaa inay iska soo xaadiriso garoonka Anfield Isniinta toddobaadkan, waxaana ku sugaysa Liverpool oo ay ka go’an tahay inay…
Barcelona oo wajiyo cusub kasoo muuqdaan ayaa kulankeedii ugu horreeyey ee xili ciyaareedkan horyaalka Spain ee LaLiga, waxay la ciyaaraysaa Villarreal oo…
Halyeyga reer Brazil ee Ronaldo Nazario ayaa shaaciyey hal ciyaartoy oo uu ku riyoodo saxeexiisa, isla markaana aanu ka laba-labeeyeen oo uu…
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa guusheedii ugu horreysay ee xili ciyaareedkan waxay ka gaadhay Real Betis oo ay marti u ahayd…
Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa daboolka ka qaaday inuu ka cadhooday weeraryahanka Marcus Rashford intii ay socotay ciyaartii ay Manchester United waqtiga…
Chelsea ayaa kulan musalsal ah waxay la ciyaartay West Brom oo ay ugu tagtay garoonka The Hawthorns, waxaanay ku kala baxeen barbarro…
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa barbarro dirqi ah oo ay xilli dambe u dagaallantay waxay la gashay West Brom oo ay ku…