Liverpool Oo Ku Dhawaaqday Liiska Kooxdeeda Ee Champions
Kooxda Liverpool ayaa ku dhawaaqday liiska kooxdeeda ee tartanka UEFA Champions League uu usoo xushay tababare Jurgen Klopp xilli ay isha ku…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Kooxda Liverpool ayaa ku dhawaaqday liiska kooxdeeda ee tartanka UEFA Champions League uu usoo xushay tababare Jurgen Klopp xilli ay isha ku…
Kabtanka haatan ee kooxda Barcelona ee Lionel Messi iyo macalinka wakhtigan ee kooxda Tottenham ee Lionel Messi ayaa lagu soo warramayaa inay…
Kooxda Manchester United ayaa ku dhawaaqday liiska kooxdeeda ee uu soo xushay tababare Ole Gunnar Solskjaer ee ay kaga qayb galayaan UEFA…
Weeraryahanka cusub ee kooxda Manchester United ee Edinson Cavani ayaa shaaca ka qaaday inuu xilli horeba ka fikirayo inuu iskaga tago kooxdaas…
Daafaca kooxda Arsenal ee Kieran Tierney oo kamida xiddigaha ugu muhiimsan shaxda tababare Mikel Arteta ayaa si rasmi ah u seegi doona…
Weeraryahanka Olivier Giroud ayaa jabiyey rikoodhkii gool-dhalinta xulka qaranka France ee Michel Platini, kaddib markii uu laba gool u saxeexay waddankiisa kulankii…
Arsenal ayaa albaabada u laabtay xarunteedii kulliyadda da’yarta ee Hale End kaddib markii xubno ka mid ah shaqaalaha laga helay xanuunka Korona…
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa dhibbane u noqotay budhcadda Internet-ka, waxaana loo dhacay guud ahaan xisaabaadkeedii, email-ladeedii, macluumaadkeedii muhiimka ahaa iyo…
Xulka qaranka France ayaa xasuuqay dhiggiisa Ukraine oo ay isku haleeleen kulan saaxiibtinimo oo ka dhacay garoonka qaranka ee Stade de France…
Cristiano Ronaldo iyo Sergio Ramos ayaan isku soo gaadhin garoonka gudihiisa kulan saaxiibtinimo oo barbarro goolal la’aan ah ay ku kala baxeen…
Waddamada Portugal iyo Spain ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay inay u tartamayaan martigelinta Koobka Adduunka ee 2030. Xidhiidhada kubadda cagta…