Chelsea Oo Werwer Cusub Soo Food-saaray, Saxeexii Ugu
Frank Lampard ayay suurtogal tahay inuu kusii jiro xaaladdii gool-haye xumada ahayd, kaddib markii uu dhaawac soo gaadhay saxeexii cusbaa ee Blues…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Frank Lampard ayay suurtogal tahay inuu kusii jiro xaaladdii gool-haye xumada ahayd, kaddib markii uu dhaawac soo gaadhay saxeexii cusbaa ee Blues…
Pep Guardiola ayaa noqday macallinkii ugu dambeeyey ee Premier League ee ku dhawaaqa liiska ciyaartoyda kooxdiisa ee ka qayb-geli doona tartanka Champions…
Xiddiga reer Germany ee Mesut Ozil ayaa markii ugu horreysay hadlay tan iyo markii laga reebay liiska ciyaartoyda Arsenal ee ka qayb-geli…
Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Manchester United ee Paul Pogba oo qandaraaskiisa Old Trafford ka hadhsan yahay wax ka yar sannad ayaa…
Markii uu Jurgen Klopp la wareegay shaqada Liverpool maanta oo kale shan sannadood ka hor oo ahayd October 2015, Sir Alex Ferguson…
Frank Lampard ayaa shaaciyey liiska ciyaartoyda Chelsea uga qayb-geli doona tartanka Champions League ee xili ciyaareedkan, waxaanu kusoo daray laacibiinta dibedyaalka ah…
Ugu badnaan 16,250 saxeex ayaa loo baahnaa si mooshin maamuus ka xayuubin ah loogu madaxweynaha kooxda kubadda cagta Barcelona, laakiin tirada la…
Goolhayaha kooxda Real Madrid ee Thibaut Courtois oo kamida xiddigaha uu tababare Zinadine Zidane wakhtigan ku dagaal galo kuwooda ugu wanaagsan ayaa…
Kooxda Arsenal ayaa qaadaysa talaabo cusub oo ay kusoo af-meerayso waayihii uu kubad sameeye Mesut Ozil kusoo lahaa heerka ugu sarreeya kubadda…
Kooxda Liverpool ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxeexa goolhayaha da’yarta ah ee Marcelo Pitaluga oo kamida goolhayayaasha da’yarta ah ee ree…
Murashaxa madaxweyne ee kooxda Barcelona ee Jordi Farre ayaa shaaca ka qaaday sheeko layaab leh oo la xidhiidha mid kamida walaalaha xiddigaha…