Waa Kuwan Ciyaaryahanadda Da’yarta Ah Ee Sannadkan 2020 Uu
Sannadka 2020 waxa uu ahaa mid adag oo ciyaaraha soo maray, waxaana saamayn weyn ku yeedhay dunida xanuunka Korona Fayraska oo dhaqaalaha…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Sannadka 2020 waxa uu ahaa mid adag oo ciyaaraha soo maray, waxaana saamayn weyn ku yeedhay dunida xanuunka Korona Fayraska oo dhaqaalaha…
Weeraryahanka reer Uruguay ee Luis Suarez ayaa sheegay inuu tilmaan bixin doono haddii uu gool ka dhaliyo Barcelona marka ay iska hor…
Manchester City ayaa lagula taliyey inay haddaba sii calaamadsadaan tababaraha ay ku beddelayaan Pep Guardiola marka uu heshiisku ka dhamaado ee uu…
Weeraryahanka reer Brazil ee Roberto Firmino ayaa qaab ciyaareed liita muujiyey kulankii Aston Villa ay sida xun ugu burburisay kooxdiisa ee ay…
Real Madrid ayaa si cad ugu jawaabtay xiddiga reer France ee Paul Pogba oo sheegay inuu ku riyoonayo inuu ka ciyaaro Santiago…
Laacibkii hore ee xulka qaranka Brazil iyo kooxda Lyon ee Juninho Pernambucano ayaa dhinac iskaga leexiyey ciyaaryahannadii ku haystay laagga xorta ah,…
Cristiano Ronaldo waxa uu gaadhsiisan yahay heerkii ciyaareed ee halyeygii reer Argentina ee Diego Mardona, sida uu rumaysan yahay Mircea Lucescu oo…
Halyeygii Arsenal ee Martin Keown ayaa u sheegay Mestu Ozil inuu si deg-deg ah uga baxo qolka lebbiska kooxda uu iskaga tago,…
Edinson Cavani waxa uu wada-hadallo la yeeshay labada kooxood ee Real Madrid iyo Juventus ka hor intii aanu go’aansanin inuu ku biiro…
Luis Suarez ayaa markii ugu horreysay qirtay in maalmo dhan uu ku qaatay oohin kaddib wixii ka dhacay Barcelona xagaagan. Laacibkan oo…
Laga soo bilaabo sannadkii 2010, Lionel Messi ayaa ahaa halbeegga lagu cabbiro ciyaartoyda soo baxaysa ee laga arko inay leeyihiin hibo ciyaareed,…