Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Albaab Xidhan Ayaad Garaacaysaa…!! Karim Benzema Oo Loo

Weeraryahanka Real Madrid ee Karim Benzema ayaa loo sheegay inuu warbaahinta horteeda raalligelin ka siiyo tababaraha xulka qaranka ee Dedier Deschamps si loogu ogolaan karo inuu mar kale kusoo laabto qaranka.32 jirkan oo muddo afar sannadood ah ka maqnaa xulka France kaddib fadeexaddii ka dhalatay cajalad galmo oo si qarsoodi ah looga duubay Mathieu Valbuena, taas oo lagu eedeeyey Benzema inuu lug ku lahaa qorshihii lagu duubay cajaladda, ayaa waxa uu bandhig wanaagsan ka samaynayaa Real Madrid.Mar kasta oo uu bandhig…

Mohamed Salah Oo Uu Ku Dhacay Korona Fayras, Firmino

Xiddiga reer Masar ee Mohamed Salah ayuu ku dhacay Korona Fayras, kaddib markii uu ka qayb-galay xaflad aroos oo ka dhacday waddankiisa, sida uu shaaciyey xidhiidhka waddanka Masar ee Egyptian FA.Mohamed Salah ayaa ka qayb-galay xaflad aroos oo uu dhigtay walaalkii, halkaas oo uu dadka dhexdooda joogay, isla markaana qoob ka ciyaar kusoo bandhigay.Xidhiidhka Masar ayaa xaqiijiyey in laacibkan oo ay ahayd inuu kulamada caalamiga ah ee toddobaadkan u ciyaaro Masar laga saaray liiska ciyaartoyda kaddibv markii laga helay…

Xiddig Premier League Ka Dheela Oo Loo Xiray Kufsi Iyo Inuu

Ciyaaryahan aan la magacaabin oo Premier League ka ciyaara ayaa loo xiray eedeyn ah inuu geystay kufsi islamarkaana uu maxbuus ka dhigtay gabar.Wargeyska Daily Mail ayaa sheegaya inay ka warqabaan magaca ciyaaryahanka iyo qofka uu yahay balse sharciga Ingariiska ayaa ka horjoogsanaya inay shaaciyaan magaciisa madaama uu weli socdo baaritaan.Wargeyska Ingariiska intooda badan ayaa isku raacay inay hayaan magaca ciyaaryahanka balse aysan shaacin karin sababo sharciga la xiriira.Dhacdada xiddigaan loo heysto ayaa ka dhacday…

“Liverpool Waa Ay Ceyrin Laheyd Jurgen Klopp Haddii Uu Ahaan

John Barnes ayaa sheegay in tababaraha Liverpool Jurgen Klopp in la ceyrin lahaa labadii sannadood ee ugu horeysay waayihiisa Anfield haddii uu ahaan lahaa nin madow.Tababaraha Jarmalka ayaa la wareegay shaqada tababare ee Reds bishii October 2015, wuxuuna ku hogaamiyay Reds kaalinta 8aad iyo 4aad ee Premier League labadii sanno ee ugu horeysay, inkastoo sannadkiisii ugu horeysay uu kooxda gaarsiiyay finalka EFL Cup iyo Europa League.Sidaasi oo ay tahay John Barnes oo u soo ciyaaray Liverpool intii u dhaxeysay 1987 iyo 1997…

Micnaha Ka Danbeeya Dabaaldega Xarafka ‘A’ Ee Xiddigaha

James Maddison ayaa kashifay in dabaaldega xarafaka ‘A’ ee ay sameeyeen ciyaartoyda kubada cagta ka dib marka ay gooldhaliyaan xilli ciyaareedkan inay tahay mid lagu maamusayo group qarsoon oo WhatsApp ah oo ka dhaxeeya ciyaartoyda.Xiddiga khadka dhexe ee Leicester City iyo xiddigaha sida Ben Chilwell, Jack Grealish iyo Ross Barkley ayaa dhamaantood sameeyay dabaadega xarafka ‘A’ ee ay ku sameeyaan faraha markii ay goolal u dhaliyeen kooxahooda Premier League xilli ciyaareedkan.Haatan, xiddiga Ingariiska Maddison ayaa u…

Cristiano Ronaldo Oo Go’aan Cad Ka Qaatay Mustaqbalkiisa

Cristiano Ronaldo ayaa go’aan cad ka qaatay mustaqbalkiisa xilli lala xiriirinayo inuu ka tagayo Juventus kuna laabanayo Manchester United. Ronaldo ayaa si joogta ah loola xiriirinayaa inuu ku laabanayo Old Trafford xagaaga danbe.Ronaldo ayaa weli labo sannadood ay uga harsan tahay qandaraaskiisa Juventus laakiin waxaa lala xiriirinayaa inuu baxayo.Xiddiga reer Portugal oo 35 sanno jir ah ayaa joogay Juventus tan iyo sannadkii 2018 isagoo kula guuleystay labo koob oo horyaalka Serie A ah.Wuxuu dhaliyay  71 gool 94 kulan oo…

“Qandaraas 10 Sano Ah Ayay Barcelona Isoo Bandhigtay, Waxa

Xiddigii hore ee da’yarta xulka qaranka England ee John Bostock oo hadda koox la’aan ah kaddib markii uu dhawaan iskaga tagay Toulouse kaddib markii heshiiskiisa la kansalay ayaa dib u gocday markii uu da’yarka ahaa iyo kooxihii doonayay.Bostock oo hadda 28 sano jir ah ayaa soo qaatay sanadihii ugu dambeeyay wakhti adag iyo waayo ciyaareed oo aan sal dhigasho lahayn kaddib markii uu tobbankii sano ee ugu dambeeyay kusoo qaatay tobban kooxood oo kala duwan.Si kastaba, waayihiisa ciyaareed ayaa gabi ahaanba sidaas ka duwanaan…

Jamie Carragher Oo Xushay SHANTII Xiddig Ee Ugu Adkaa Ee Uu

Halyeeyga kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaa soo xushay shanta xiddig ee ugu adkaa ee uu kahor tagay waayihiisii ciyaareed isaga oo doortay kabtanka Barcelona ee Lionel Messi balse si lama filaan ah liiska uga reebay hoggaanka Juventus ee Cristiano Ronaldo.Carragher ayaa kahor tagay qaar kamida xiddigaha ugu fiican kubadda cagta abid, isaga oo 16 sano heerka ugu sarreeya kasoo ciyaarayay isla markaana 737 kulan oo kulamo ah soo ciyaaray.Haatan Carragher oo sidoo kale 38 kulan oo caalami ah usoo ciyaaray qaranka England…

Liverpool Oo Heshay Daafaca Xalinaya Dhibkeeda Dhaawacyada,

Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii October, waxaana dhowaan la sugayaa inuu furmo suuqa waqtiga jiilaalka ee bisha January oo muddo kooban ay kooxuhu u heli doonaan inay kaga soo faa’iidaystaan.Kooxaha dhaawacyadu ragaadiyeen amaba doonaya inay helaan xiddigo ka caawiya xallinta dhibaatooyinkii ay soo arkeen qaybta hore ee xili ciyaareedka ayaa suuqa geli doona, sidoo kalena ciyaartooyo heshiisyada…

YAA HABAARAY? Inkaarta Dhaawacyada Daafaca Liverpool Oo

Daafaca bidix ee kooxda Liverpool ee Andy Robertson ayuu kasoo yeedhay war naxdin ku ah dhammaan shaqsiyaadka xidhiidhka kala duwan la leh kooxdaas kaddib kulankii uu xalay dalkiisa Scotland kaga caawiyay inay Euro usoo baxaan.Robertson ayaa kaddib markii ay guul rigoorayaal ah ka gaadheen Serbia sheegay inuu kulanka dhexdiisa ku dhibtoonayay dhaawac muruqa ah.Scotland ayaa markii ugu horreysay usoo baxday tartan weyn tan iyo 1998-kii kaddib markii uu goolhaye David Marshall rigoore ka beeniyay weeraryahanka Serbia ee…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More