Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Africa’s COVID-19 envoy beats the EU, COVAX

"Not a dose, not an ampoule, has left a European factory for Africa," said the African Union's special envoy tasked with procuring COVID-19 vaccines for the continent, and criticizing Europe heavily as Africa struggles in the midst of a crushing third flood of infection. Strive Masiyiwa on Thursday also aimed at the global effort aimed at distributing vaccines to low- and middle-income countries and accused COVAX of withholding important information including key donors' failure to meet funding…

Mareykanka oo dalab cusub u diray madaxda Soomaaliya kadib g…

Washington (Axadle) – Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken oo farriin la xiriirta maalinta xoriyadda usoo diray Soomaaliya ayaa baaq ku aadan doorashada u jeediyey madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada dalka. “Aniga oo ku hadlaya magaca dowladda Mareykanka, waxana shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyeynayaa sanad-guurada 61-aad ee xoriyaddiina. Waxaan ku faraxsannahay inaan sii wadno taageerada aan siino…

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka oo war kasoo saaray do…

Washington (Axadle) – Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken oo farriin la xiriirta maalinta xoriyadda usoo diray Soomaaliya ayaa baaq ku aadan doorashada u jeediyey madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada dalka. “Aniga oo ku hadlaya magaca dowladda Mareykanka, waxana shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyeynayaa sanad-guurada 61-aad ee xoriyaddiina. Waxaan ku faraxsannahay inaan sii wadno taageerada aan siino…

Mohamed Ould Abdel Aziz in custody refuses to

I personally led an assignment from the National Human Rights Commission that visited the villa where the former president is being held. I was installed in a well furnished air conditioned living room in front of which a gym. Unfortunately, I did not have access to the rest of the villa, and especially to the bedroom he was in. Simply because he did not consider this meeting appropriate for reasons specific to him and which we respect. Ahmed Salem…

humanitarian concerns about access to

There are absolutely huge needs. In a small country with five million people, there are 2.7 million people in need. It is really important to pay more attention to the situation in this particular country. Including also due to violations of international humanitarian law. It is still one of the most dangerous countries for aid workers and humanitarian work. The only thing we can do is continue to discuss, continue to have contact with the various groups while we hope and expect that they will…

Gobaladda Waqooyi oo xirtay haweeney ka hortimid in ‘la gubo calank…

Haregeyga (Axadle) – Ciidamada Booliska Gobaladda Waqooyi ayaa lagu soo warramayaa inay saaka markale xabsiga u taxaabeen Marwo Deggan Miiraash oo laba goor hore loo xiray Calanka Soomaaliya dartiisa, kadib markii ay ku goglatay qol-keeda jiifka ah. Wararka ayaa sheegaya in xarigga haweeneydaas uu yimid, kadib markii ay is hortaag ku sameysay dhalinyaro dooneysay inay gubaan Calanka Soomaaliya, kuwaas oo ku sugan bartamaha magaalada Boorama ee…

15 years in prison for three soldiers responsible for

At the end of a hearing that lasted until the wee hours of Thursday, July 1, 2021, the Special Military Court sentenced Lieutenant Kelly Ondo to 15 years in prison, as well as two members of the Republican Guard. The three men are condemned for their role in the attempted coup in January 2019. The accused's lawyers are already announcing appeals in cassation.…

MW Farmaajo oo ka qeybgalay calan-saarka maalinta xoriyadda …

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha Muddo xileedkiisa uu dhammaaday ee Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa calan-saaray Madaxtooyada Qaranka, si loo maamuuso Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da Luulyo oo ku aaddan sannad-guurada 61-aad ee ka soo wareegtay xornimada Gobollada Koonfureed iyo midowga Labadii Gobol ee gumaystuhu uu kala qaybiyey. Madaxweyne Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalintan qiimaha badan oo ku…

Yaa ka dambeeya amni darrada ka jirta Caasimadda Muqdisho? – …

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Caasimadda Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo xalay ka qeyb-galay munaasabad lagu xusayey 1-da Luulyo ayaa ka hadlay xaaladda ammaanka ee Axadle. Cumar Filish ayaa shaaca ka qaaday in maalmihii lasoo dhaafay ay sii kordhayeen falal liddi ku ah amniga ee ka dhacaya Caasimadda Muqdisho, wuxuuna tilmaamay inay soo kordheen qaraxyo joogto ah, dilal qorsheysan oo si…

Xog: DF oo dhexda u gashay qorshihii Sheekh Shariif ee ku aa…

Muqdisho (Axadle) – Sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, waxaa la filayaa in dhowaan dowladda Soomaaliya ay guddi u dirto magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, kuwaasoo ka shaqeeya sidii loo xalin lahaa cabashada ay maamulka HirShabelle ka qabaan beesha Xawaadle. Wafdigan la dirayo ayaa qeyb ka ah qorshe ay dowladda uga hortageyso olole uu waday Sheekh Shariif oo ku…