Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

justice initiates a new procedure against

Following the senators' refusal to hand over former Prime Minister Augustin Matata Ponyo suspected of embezzlement in the case of the Bukanga Lonzo agro-industrial park, the constitutional court prosecutor again spoke to the Senate office. This time in a completely different case where he is suspected of embezzlement. The prosecutor wants to hear him, but Augustin Matata Ponyo asked to answer at the…

Askar ka tirsan DF oo ku dul-dagaalamay shacab ku dabaal dag…

Muqdisho (Axadle) – Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhexe ku dagaalamay taalada Daljirka Dahsoon, waxaana ka dhashay khasaaro dhaawacyo ah oo soo gaaray qaar kamid ah shacabkii u dabaal-dagayay munaasabadda 1-da Luulyo, sida ay Axadle u xaqiijiyeen ilo-wareedyo kala duwan. Ilo-wareedyo kuwa amaanka ah ayaa Axadle u sheegay in askari ka tirsan ilaalada guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho uu rasaas furay, waxayna…

Isbahaysiga saddex geesoodka ah ee xasillooni darada ka wada…

Saddex sano ka hor, mawjad isbeddel siyaasadeed ah ayaa ku baahday Geeska Afrika. Suudaan iyo Itoobiya, mudaharaadyo waawayn ayaa horseeday isbeddel xagga hoggaaminta ah iyo waxa ay dad badani u qaateen inuu ahaa kala-guur dimuqraadi ah. Itoobiya iyo Eriteriya ayaa soo afjaray loolankii u dhaxeyay 20 sano, kaas oo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed lagu siiyay Abaalmarinta Nabadda ee Nobel. Shucuubta Geeska Afrika waxa ay ahaayeen kuwo…

Gobaladda Waqooyi oo ka laabatay xayiraad ay saartay shirkad u hoga…

Hargeysa (Axadle) – Xukuumadda Gobaladda Waqooyi ayaa maanta dib u fasaxday Shirkadda Diyaaradaha ee Fly Dubia oo kal hore ay xayiraad kusoo rogtay, midaasi oo joojisay duulimaadyadii ay sameyn jirtay. Maareeyaha Hay’adda Duulista iyo Madaarada Gobaladda Waqooyi, Cumar Sayid oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Fly Dubai ay dib usoo buuxisay shuruudihii looga baahna ee sababay in la joojiyo duulimaadyadeeda. Gobaladda Waqooyi ayaa hore u soo…

Sawirro: Ujeedka safarka uu Saciid Deni maanta ku tegay Kism…

Kismaayo (Axadle) – Madaxweynaha dowladda goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa loo sii galbiyey madaxtooyada maamulka, ayada oo kulamo la qaatay madaxda sarre ee maamulka Jubbaland. Sida ay wararka…

after his conviction, supporter of Jacob Zuma

The former South African president was sentenced on Tuesday, June 29, 2021 to 15 months in prison for contempt. Since then, his foundation and supporters have questioned the Constitutional Court's ruling. The former head of state, charged in other corruption cases, has until Sunday to hand himself over to the police. Jacob…

CC Shakuur oo u jawaabay Farmaajo: “Dalka waxaa ragaadiyey k…

Muqdisho (Axadle) – Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah Musharaxiinta mucaaridka ah ee ku bahoobay Golaha Midowga Musharaxiinta Mucaaridka ayaa waxa uu si adag u naqdiyay khudbadii maanta ee madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka hor-yimid aragtida Farmaajo ee uu maanta ku sheegay in dalka ay ka jiraan labo afkaarood oo kala ah Waddaniyada iyo Qabyaalad, xili uu ka hadlayay…

Daawo: Farmaajo: Dalkaan waxaa isku haysta laba afkaar oo ka…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khudbad ka jeediyay munaasibadii 1-da Luulyo ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah. Farmaajo ayaa khudbadiisa isku dul-taagay ‘waddaniyada’ oo uu sheegay inay soo noqotay muddooyinkii dambe, asaga oo tusaale usoo qaatay dhalinyaro badan oo sanadkaan u dabaal-dagayey munaasibada 1-da Luulyo. Waxa uu ka dhawaajiyey in dalka ay isku hayaan labo qolo, kuwaasi afkaaro kala duwan ah oo Waddaniyada iyo Qabyaalada, islamarkaana…

More than ten killed in suspected ADF attack in DR

At least 10 people have been killed in a night attack on the city of Beni in the eastern Democratic Republic of Congo (DR Congo) when the civil society group and a monitoring body blamed the Allied Democratic Forces (ADF) for the refusal. Residents said a group of assailants had set fire to several houses in the middle of the night in the city's Beu district, shooting at people as they left the buildings and attacking some with machetes. The raid took place just four days after the city, home to…

Video: Maamulka gobolka Banaadir oo beeniyay arrin culus oo …

Muqdisho (Axadle) – Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka jawaabay qoraal dhawaan kasoo baxay Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed (ASU), kaasi oo lagu sheegay in gobolka uu canshuur sharci darro ah kusoo rogay goobaha waxbarashada. Maamulka gobolka ayaa beeniyay inay canshuur dul dhigeen goobaha waxbarashada, islamarkaana ay ciidamo u adeegsadeen in amarka canshuurta la dhaqan-geliyo, sida lagu sheegay qoraal ururka jaamacadaha kasoo baxay Taladaada. “Waxaa xaqiijinayna inaysan jirin canshuur uu maamulka gobolka Banaadir ka…