Zinedine Zidane Oo Shaaciyey Liiska Ciyaaryahanadda Kooxdiisa Ee
Mariano Diaz ayaa muddo dheer kaddib kusoo laabtay ciyaartoyda Real Madrid, waxaana lagu soo daray liiska xiddigaha uu Zidane u xushay kulanka Sabtida ee Huesca.Weeraryahankan ayay u tahay markii ugu horreysay ee Zidane uu kusoo daro kooxdiisa xili ciyaareedkan, waxaase uu tababaraha reer France awoodi waayey inuu u yeedho xiddigaha dhaawaca ah sida Martin Odegaard, Alvaro Odriozola, Dani Carvajal iyo Nacho Fernandes.Labada ciyaartoy ee Odegaard iyo Odriozola ayaa la filayaa inay taam noqon doonaan marka laga soo laabto…