Kooxaha Premier League ayaa soo saara xiddigaha ugu badan

Waxaa lasoo saaray liiska musharaxiinta abaalmarinta Ballon d’Or ee ugu fiican Premier League, iyadoo Manchester United ay liiskaan hogaamineyso, taasoo ka dhigeysa kooxdii ugu guusha badneyd seddexdii sano ee la soo dhaafay.Xiddiga kooxda Bayern Munich Robert Lewandowski ayaa laga reebay abaalmarinta Ballon d’Or ee sanadkan kadib markii ay France Football go, aansatay in ayna jirin cid heli doonta Ballon d’Or sanadkan sababo la xiriira cudurka Korona Virus. muddo ku dhow afar bilood.Go'aanku wuxuu horseeday dhaleecayn…

“Saraakiisha lagu dilay Galgaduud beel dusha lagama saari

Gen. Odawaa Yuusuf Raage Taliyaha CXDS oo ka hadlay saraakiil lagu dilay weerar Arbacadii oo beegneed 9-ka December 2020 ka dhacay Degmada Balanbal ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud. Odowaa ayaa sheegay in aan laga hari doonin dhiigga laga daadiyay saraakiisha dhimatay & dhaawaca soo gaaray si loo horgeeyo Maxkamadda awoodda u leh in lagu ciqaabo dadka geysta dambiyadaan oo kale sida uu hadalka u dhigay. Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin sabab…

“Sharciyeenka Beesha Caalamka ee Doorashooyinka DG ayaa HG

Midowga Musharixiinta ayaa Warqad cabasho ah oo ay ogeysiin siiyeen Beesha Caalamka sida: IGAD, AU, EU OIC, LAS, NORWY, UK & US waxa uu gaarsiiyay Xafiiska Howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. Musharixiinta ayaa warqaddooda ku caddeeyay cabashada ay ka qabaan Dowladda Federaalka, Doorka Beesha Caalamka, nidaamka Doorasho, heshiisyada siyaasiga ah ee dhacay & qodobo kale oo Amniga soo tagaya. Warqadda Musharixiinta ayaa lagu sheegay in aysan diidaneen in dalka ay…

RW Rooble oo maanta Garoowe u tagaya la kulanka Hogaamiyayaasha DG

Magaalada Garoowe ee Xarunta DG Puntland waxaa maanta tagaya Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble & wafdi la socda, waxaana kasii horeeya Wasiiro & xildhibaanno deegaan doorashadoodu tahay Maamulkaas. Rooble ujeedka ugu weyn ee safarkiisa Garoowe ayaa ah sidii Hogaamiyayaasha DG Puntland ula kulmi lahaa si uu kala hadlo Arrimaha Doorashada Soomaaliya oo Dowlad Goboleedkaas saluugay hab maamulka Xukuumadda Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo shalay…

General al-Burhan turns his back on political opposition and civil society

The discrepancy continues between General Burhan, the head of the sovereign council, and part of civil society and political parties.In early December, the official signed a decree creating the Transitional Partnership Council. This new transitional body is seen as a threat by many Sudanese who see it as a tool to strengthen military power and weaken the revolution. The pressure is on Abdel Fatah al-Burhan. But the officer goes on to sign. On Wednesday, the general estimated that a year after its creation, the Sovereign

The Polisario Entrance condemns the US place in Western Sahara

Donald Trump introduced on Thursday, December 10, the normalization of relations between Morocco and December Israel, however on the similar time the US President declares that the US acknowledges Morocco's sovereignty over Western Sahara. A major diplomatic help for Rabat however which appears to go towards the UN place. When…

Improve within the variety of Covid-19 circumstances in Senegal getting ready for the vaccine

Senegal faces "a second wave" of Covid-19. The Minister of Well being returned on Thursday 10 November to the rise in new circumstances. One month in the past, the nation registered lower than ten new pollution per day. Yesterday, the quantity rose to 101. Within the face of this case, the well being authorities demand "nationwide self-discipline" for compliance with barrier measures. As for the…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More