Zidane Oo Su’aashii La Sugayay Laga Weydiiyay Hadalkii Uu
Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa kahor kulanka ay kooxdiisu toddobaadkan soo dhawaynayso dhigeeda Huesca ka hadlay warkii toddobaadkan warbaahinta haystay ee ahaa in weeraryahan Karim Benzema oo quudhsaday Vinicius Jr.Sida ay qabteen kaamerooyinka gudaha garoonku, Benzema ayaa wakhtigii nasashada ee kulankii Champions League ee Borussia Monchengladbach u sheegay daafaca bidix ee kooxda ee Ferland Mendy inuusan baas u dhiibin Vinicius.Karim ayaa daafaca bidix ee ay France kasoo wada jeedaan u sheegay in…