Dagaalka Kroos Iyo Aubameyang Oo Heer Kale Gaartey, Mesut
Kubad sameeyaha kooxda Arsenal ee Mesut Ozil ayaa markiisa ka qayb qaatay dagaalka iyo erayada dhaliisha ah ee ay hawada isku marinayeen dhawaanahan kabtankiisa Pierre Emerick Aubameyang iyo Toni Kroos oo ay xulka Germany kasoo wada tirsanaayeen.Kroos oo ahaa mid hadalka bilaabay ayaa sheegay inuusan gabi ahaanba jeclayn nooca dabaaldeg ee maasgarada wajiga lagu xidhanayo ee uu sameeyo Aubameyang marar badan.Intaas kaddib Auba oo bartiisa Twitter-ka kaga hadlay arrintaas ayaa sheegay inuusan filanayn in Kroos carruur…