Islaamka Naceybka Ka Dhex Jira Kooxaha Ingariiska Oo Keentay
Maziar Kouhyar ayaa ka shaaca ka qaaday in mid ka mid ah xiddigaha ay iska garab ciyaaraan ee kooxda Walsall ee dalka Ingariiska inuu ugu yeero “argagixiso”.23 jirkaan ayaa isaga iyo qoyskiisa waxay ka soo soo guureen dalkooda Afghanistan sannadkii 1998 iyagoo degay magaalada Birmingham, wuxuuna noqday xiddigii ugu horeeyay ee Afghani ah ee ka ciyaara mid ka mid ah afarta horyaal ee ugu sareysa Ingariiska.Kouhyar ayaa u saxiixay kooxda Walsall sannadkii 2016, laakiin haatan wuxuu baadigoob ugu jiraa koox cusub.Xiddiga khadka…