Tobanka Difaac Ee Ugu Wanaagsan Dunida Waqtigan Oo Lasoo
Virgil van Dijk ayaa kaalinta koowaad kaga soo baxay tobanka difaac ee ugu wanaagsan waqti xaadirkan dunida, waxaana inkasta oo uu dhaawac ku maqan yahay uu haddana xajistay booskan oo qiimayno la sameeyey marar badan loogu soo xushay kaalinta koowaad.Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa kaalinta saddexaad fadhiya, waxaase labaad ku jira saaxiibkiisa ay khadka dambe uga wada ciyaaraan Los Blancos ee Raphael Varane oo qaladaad badan ka samaynayay garoomada xili ciyaareedkan iyo kulamadii Champions League ee Manchester…