“Waxay Haystaan Ceballos, Xhaka, Thomas, Willian,
Halyeygii Arsenal ee Cesc Fabregas ayaa qiray in tababaraha Arsenal ee Mikel Arteta ay ku kulmeen dhibaatooyin uu dhexda kaga jiro, kuwaas oo uu xusay inay u baahan yihiin inuu kaga soo kabto natiijooyin wanaagsan oo uu sameeyo, maadaama wax waliba ku xidhan yihiin inuu dhibco ka keeno kulamada.Gunners ayaa dhibaato ku bilaabatay horyaalka xilli ciyaareedkan, waxaana laga badiyey afar ka mid siddeeddii ciyaarood ee fasal ciyaareedkan iyagoo guud ahaan dhaliyey sagaal gool oo kaliya.Ciyaartii ugu dambaysay waxa 3-0 ku…