Xog Cusub Oo Kasoo Baxaysa Rabitaanka Man City Ee Lionel

Rabitaankii Lionel Messi ee ahayd inuu Barcelona iskaga tago suuqii xagaaga ayaa noqotay mid soo jiidatay dhammaan dareenka jamaahiirta kala duwan ee kubadda cagta iyadoo ay kooxda ugu cad cad inay heshaa ay ahayd Manchester City.Ugu dambayn Messi ayaa go’aansaday inuusan ka tegin Camp Nou isaga oo sababta ku sifeeyay inuusan doonayn inay maxkamad isla tagaan kooxda uu ku sheegay mida uu jecel yahay.Iyadoo heshiiska Messi uu yahay mid dhacaya dhammaadka xilli ciyaareedkan sidoo kalena uu sida cad ka cadhaysan yahay maamulka…

Gary Neville Oo Sheegay Labada Kooxood Ee Keliya Ee

Halyeeyga kooxda Manchester United ee Gary Neville ayaa sheegay in labada kooxood ee ree London ee Chelsea iyo Tottenham ay yihiin kuwa Liverpool kula tartami doona horyaalka sanadkan halka uu dhaawaca Virgil Van Dijk ku sifeeyay mid isbedel weyn keenaya.Kooxda tababare Jose Mourinho ee Tottenham ayaa guul 2-0 ah ka gaadhay dhigeeda Manchester City halka ay Chelsea 2-0 kaga soo adkaatay Newcastle United oo ay booqatay.Dhinaca kale Liverpool oo dhaawacyo badan qabta xilli ciyaareedkan ayaa xalay markale awoodeeda banaanka…

Miyay Liverpool Saxeexyo Cusub Samaynaysaa Bisha January?

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay arrimaha kooxdiisa ee suuqa kala iibsiga ee bisha January iyo haddiiba ay saxeexyo cusub ka samaynayaan xilli ay jamaahiirtu aad uga war sugayeen.Labada daafac dhexe ee dookha koowaad u ahaa Liverpool ee Virgil Van Dijk iyo Joe Gomez ayaa labadaba dhaawacyo mudo dheer ah loo diray iyadoo ay macquul tahay inay maqnaadaan inta ka hadhsan xilli ciyaareedkan oo dhan.Sidoo kale daafaca midig ee kooxdaas ee Trent Alexander Arnold ayaa dhaawac mudo ah qaba iyadoo Andrew…

Arsenal Oo Ozil-ka Ay Godka Dheer Ku Riday Ku Bedelaysa Ozil

Arsenal ayaa lagu soo warramayaa inay doonayso inay u dhaqaaqdo saxeexa khadka dhexe ee kooxda Lille ee Yusuf Yuzici oo lagu naanayso Mesut Ozil-ka cusub xilli aysan kooxda ree England meel ku ogayn Mesut Ozil-kii dhabta ahaa oo ay qorshaheedaba ka saartay.Yusuf Yazici ayaa lala bar-bardhigaa Ozil sababtoo ah awoodiisa weerar ee khadka dhexe, haddiiba uu Lille kaga biiro Arsenal ayuu noqon doonaa xiddigii saddexaad ee Lille uga wareega dhinaca kooxdaas mudo kooban dhexdeed kaddib Nicolas Pepe iyo Gabriel Magalhaes.Yazici oo…

Miyuu Firmino Cadaw U Arkaa Diogo Jota Oo Ku Cidhiidhinaya

Weeraryahanka kooxda Liverpool ee Roberto Firmino ayaa ka hadlay sida uu u arko xiddiga ay boos wadaaga yihiin ee Diogo Jota oo suuqii xagaaga usoo wareegay dhinaca Anfield oo uu kaga yimid kooxda Wolverhampton Wanderers.Jota ayaa qaab cajiib ah ku bilawday noloshiisa Liverpool tan iyo markii uu heshiiska 41-ka Milyan ee Pound ah ugu soo biiray isaga oo 11 kulan oo uu u ciyaaray toddoba gool kusoo dhaliyay.Diogo Jota ayaa qaab ciyaareedkaas cadaadis ku saaraya weeraryahanka ree Brazil oo hore weerarka lamaane ugula soo ahaa…

Real Madrid Oo Bar-Bardhac Dirqi Ah Lasoo Gashay Villarreal,

Kooxda Real Madrid ayaa bar-bardhac lasoo gashay dhigeeda Villarreal oo soo muujisay qaab ciyaareed weyn isla markaana ciyaar ahaan ka wanaagsanayd in badan kooxda horyaalka difaacanaysa oo kulankan dhaawacyo badan qabtay.Kulankan oo kusoo dhammaaday 1-1 ayuu bilawgii ciyaarta goolka Los Blancos saxeexay Mariano Diaz balse waxa xilli dambe gool rigoore ah ku kansalay Gerard Moreno.Shaxdii Kulankan Ee Labada KooxoodReal MadridVillarrealFaah-Faahinta KulankaGOOAL: Goolka furitaanka ee kulankan ayaan noqon mid daahay, Dani…

Chelsea Oo Guul Dahabi Ah Kasoo Gaartey Newcastle United,

Kooxda Chelsea ayaa guul kasoo gaadhay dhigeeda Newcastle United kulan xiiso badan oo 2-0 kusoo dhammaaday oo ay hoggaanka horyaalka kula sii wareegeen xiddigaha tababare Frank Lampard.Chelsea ayaa goolasha ay kulankan saddexda dhibcood ka heshay gool uu si qaldan iskaga dhaliyay Fernandez iyo mid uu saxeexay Abraham.Shaxdii Kulankan Ee Labada KooxoodCHELSEA XI: Mendy, James, Rudiger, Zouma, Chilwell, Kante, Kovacic, Mount, Ziyech, Abraham, Werner.Kaydka: Kepa, Christensen, Azpilicueta, Emerson, Jorginho, Hudson-Odoi,…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Villarreal vs Real Madrid –

Kooxda difaacanaysa horyaalka La Liga ee Real Madrid ayaa martiyaysa dhigeeda Villarreal kulan xiiso badan oo ka tirsan horyaalka La Liga toddobaadkiisa tobnaad xilli durtaba kulamadu qaab cajiib ah ku bilaabmeen.Villarreal ayaa xilli ciyaareedkan wacdarro dhigayso iyadoo booska labaad joogta isla markaana 2 dhibcood ka hooseysa hoggaamiyayaasha Real Sociedad halka Real Madrid oo booska afraad ku jirtaa ay afar dhibcood u jirto hoggaanka.Shaxda Kulankan Ee Labada KooxoodVillarreal:Real Madrid:

Iska Bax!! Tababare Zinadine Zidane Oo Toos U Fasaxay Xiddig

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa lagu soo warramayaa inuu u ogolaaday inuu kooxda iskaga baxo khadka dhexe ee ree Spain ee Isco kaas oo aan xulashadiisa meel wanaagsan kaga soo jirin dhawaanahan.Isco ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay lala xidhiidhinayay inuu iskaga tagi doono Estadio Santiago Bernabeu oo uu mustaqbalkiisa meel kale ka raadsan doono iyadoo ay jiraan kooxo dhawr ah oo lala xidhiidhinayo.Kooxda ugu horreysa ee maskaxdaaada kusoo dhacaysa wakhtigan marka aad bixitaanka Isco maqasho ayaa ah…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More