HORDHAC: Actual Sociedad vs Barcelona – Barca Oo
Barcelona ayaa isku dayaysa inay gaadho guusheedii shanaad ee xidhiidh ah tartamada oo dhan marka ay caawa gegida Anoeta ku booqanayso kooxda Real Sociedad.Barcelona ayaa hadda booska saddexaad ka joogta miiska kala sarreynta horyaalka La Liga waxaana ay hal dhibic ka dambaysaa Real Madrid oo xalay guul gaadhay iyo Atletico Madrid oo caawa ciyaaraysa isla markaana afar dhibcood ka sarreysa iyaga.WARARKA LABADA KOOXOOD EE KULANKA KAHORReal Sociedad ayay markale ka maqnaanayaan Luca Sangalli, Miguel Moya, Joseba Zaldua iyo…