Macalinka Hurdada Ee Cristiano Ronaldo Oo Sharaxay Sababta U

Macalinka hurdada ee Cristiano Ronaldo ayaa sheegay in sababta uu Cristiano Ronaldo u hurdo lix jeer oo min 90 daqiiqo ah maalin walba inay ahay mid ka caawineysa soo kabsashadiisa.Ninka ku takhasusay hurdada Nick Littlehales ayaa la shaqeynayay Ronaldo tan iyo markii uu xiddigaan joogay Real Madrid.Xiddiga shanta jeer ku guuleystay Ballon d’Or ayaa loo sheegay inuu maalintii seexdo shan ama lix jeer oo min 90 daqiiqo ah iyo inuu ku seexdo mar walba furaash cusub oo nadiif ah.Littlehales ayaa sheegay in sababta uu intaas…

“Sida Doorashada Madaxweynaha Mareykanka Waa In Codadka Oo

Tababaraha kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa isbarbardhig ku sameeyay tartanka horyaalka Premier League iyo tartanka doorashada madaxweynaha Mareykanka ee ay ku hardamayaan Donald Trump iyo Joe Biden.Man City ayaa maalinta Axada waxay garoonkooda Etihad Stadium ku soo dhaweyn doonaan kooxda difaacaneysa islamarkaana hogaanka u heysa horyaalka ee Liverpool.Man City ayaa si liidata ku bilaabatay xilli ciyaareedka iyagoo ku jira kaalinta 10aad laakiin Pep Guardiola ayaa aaminsan inaan haatan la sii saadaalin karin…

UN condemns recent attacks on aid workers around the world

Trucks carrying humanitarian aid were hit by airstrikes in Aleppo, Syria, last week. Twenty people were killed, including 12 aid workers./Getty Images The UN’s top relief official has strongly condemned recent attacks on aid workers in different parts of the world, demanding that those who target humanitarians are brought to justice. According to the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA), six humanitarian workers were killed last week, in targeted violent attacks in Somalia, in two separate…

Turkey pays a part of Somalia’s IMF debt for aid initiative

Friday November 6, 2020 Turkey has granted almost $3.4 million to Somalia’s debt to the Worldwide Financial Fund (IMF), as a part of an initiative the fund kicked off earlier this 12 months to alleviate the heavy money owed of low-income nations. In accordance with an Worldwide Settlement issued on Nov. 5 on the Official Gazette, Turkey contributed some $3.4 million to Somalia for the IMF’s Enhanced Closely Indebted Poor International locations (HIPC) initiative. The quantity Turkey granted to Somalia’s debt aid corresponds…

15 Greatest Drinks to Have Each Day for a Flat Stomach

Holding a trim waist feels unimaginable. In terms of sorting via the whirlwind of drinks marketed as "wholesome", discovering the appropriate merchandise that will not retain water weight, trigger bloating, or pack on the kilos appears hopeless. With an ever-rotating number of drinks touted as "the following large factor," at our fingertips, sorting via dietary reality and fiction makes any health purpose doable—and making it appear virtually unimaginable to search out the very best drinks for a flat stomach. To assist…

War Xun Oo U Soo Yeeray Liverpool Ka Hor Kulanka Adag Ee

Thiago Alcantara ayaa la xaqiijiyay inuu seegayo kulanka ay Liverpool u safreyso Manchester City maalinta Axada.Xiddiga khadka dhexe ee Reds ayaan ciyaarin tan iyo kulankii barbaraha 2-2 ku dhamaaday ee ay la galeen Everton 17kii October, waxaana laga reebay xulka Spain ee ciyaaraya bishaan.Xiddigii hore ee Bayern Munich ayaa dhaawac uu ka soo gaaray ka dib taakal uu kala kulmay xiddiga Everton Richarlison laakiin taam ayuu u ahaa inuu dhameysto kulankaas.Thiago ayaa markii hore baaritaan lagu sameeyay ka dib ciyaarta isaga…

Jabuuti oo dalkeeda ka masaafurineysa 16 Askari oo Itoobiyaan ah

Jimco - Dowladda Jabuuti ayaa dalkeeda ka musaafurineysa ilaa 16 Askari oo Itoobiyaan ah, kuwaa oo sida la sheegay gacan saar dhaw la leh Jabhada difaaca Tigray-ga. Sida ay sheegtay Warbaahinta gudaha Jabuuti 16 kan Askari oo ay ka mid yihiin Korneelo iyo Taliyayaal ayaa waxaa qabtay ciidanka ilaalada madaxtooyada kuwaa oo ku u gudbiyay xarunta hay'adda sirdoonka si baaritaan loogu sameeyo. Sida qorshuhu ahaa Askartan ayeey aheyd in laga masaafuriyo dalka Jabuuti Arbacadii toddobaadkan, si rasmi ahna looma oga in…

Biden forward in Georgia, Pennsylvania; Trump assaults course of

Democratic presidential candidate former Vice President Joe Biden joined by Democratic vice presidential candidate Sen. Kamala Harris, D-Calif., speaks on the The Queen theater Thursday, Nov. 5, 2020, in Wilmington, Del. (AP Picture/Carolyn Kaster) WASHINGTON (AP) — Democrat Joe Biden overtook President Donald Trump within the vote depend in Pennsylvania and Georgia Friday morning, closing in on a presidency that hinges on the end result of tight contests in key battleground states. Each races remained too early to…

Dani Alves: Waxaan doonayay in Barcelona aan ku laabato hadii ay qirtaan inay iga qaldanaayeen!

Dani Alves ayaa shaaca ka qaaday inuu doonayay inuu ku laabto Barcelona laakiin wuxuu sheegay in kooxdu ay lahaan weysay xiniinyihii ay ku qiran lahaayeen qaladkii ay isaga ka galeen. Xiddiga reer Brazil Alaves oo 37 sanno jir ah ayaa 391 kulan u ciyaaray kooxda Catalans intii u dhaxeysay 2008 ilaa 2016 isagoo kula guuleystay 23 koob oo lix ka mid ah ay ahaayeen horyaalka La Liga iyo seddex koob oo Champions League ah. Ka dib markii uu noqday daafaca midig ee ugu fiican dunida, waxaa la si lama filaan ah loogu ogolaaday…

Moïse Katumbi back in Kinshasa

After five years away from the Congolese capital, former Katanga governor Moïse Katumbi arrived at Kinshasa airport this Friday. He will be received on Saturday by Félix Tshisekedi as part of the national consultations that began on Monday, and it is up to the president to find a way to get rid of the influence of his predecessor Joseph Kabila in the context of a political crisis within the coalition.…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More