Arsenal Oo Ugu Dambayn Gacanta Ku Dhigaysa
Kooxda Arsenal ayaa la xusayaa inay ugu dambayn la saxeexan karto khadka dhexe ee kooxda Barcelona ee Philippe Coutinho iyaga oo waliba garab ka helaya qoddob ku jiray heshiiskii ay Liverpool sanadkii 2018 Barca kaga iibisay ciyaaryahankaas.Kooxda uu horkacayo tababare Mikel Arteta ayaa ahayd mid si culus loola xidhiidhinayay saxeexa Coutinho suuqii xagaaga ee sanadkii hore balse heshiiskaas ayaan noqon mid qabsoomay.Gunners ayaa la filayaa inay suuqa soo socda u geli doonaan saxeexa khad dhexe oo weerar ah iyadoo ku…