Saadaalin: Chelsea waa la garaacaya, Liverpool waa la gawracaya
Weeraryahankii hore ee Manchester United iyo Tottenham Dimitar Berbatov ayaa soo saaray saadaashiisa toddobaadlaha ee Premier League, gaar ahaan maalinta Boxing Day.
Arsenal ayaa Emirates ku soo dhawayn doonta kooxda chelsea kulan ka dhici doona London Derby kaas oo ay tahay in ay guul gaadho kadib 8 kulan oo ay ciyaartay iyada oo ayna 3 dhibcood hogaanka ku hayn halka ay Blues u dagaalami doonto guul mid ayaa ka mid noqon kara afarta sare.
Muhiimadda kulankaan u leeyahay labada koox, waxay sidoo kale saameyn ku yeelan…