GUDDIGA doorashooyinka heer federaal oo maanta doortay guddo…
Muqdisho (Axadle) – Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal oo maanta yeeshay kulan rasmi ah ayaa waxay doorteen gudoomiyaha kumeel gaarka ah ee guddiga.
Guddiga ayaa waxay guddoomiye u doorteen Mudane Muuse Geele Yuusuf, kadib markii guddoomiyihii hore ee guddiga, Maxamed Xasan Cirro uu madasha shirka isaga casilay xilkii hore isagoona ku wareejiyey gudoomiyaha ku-meel gaarka…