Fari Kama Qodna!! – SADDEXDA Xiddig Ee Kale Ee Ay Doonayso Man United
Sida ay sheegayaan xogihii ugu dambeeyay, Manchester United ayaa qorshaynaysa xagaa ay suuqa si fiican uga adeegato waxaana ay haatan bar-tilmaameed ka dhiganaysaa Declan Rice (West Ham United), Harry Kane (Tottenham Hotspurs) iyo Pau Torres (Villarreal).Man United ayaa xilli horeba dhammaystirtay saxeexa Jadon Sancho oo kaga yimid dhinaca Borussia Dortmund heshiis 72.9 Milyan pound ah isla markaana uu ku saxeexayo qandaraas shan sano ah oo lagu daray sanadka lixaad oo dookh ah.Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa doonaya inuu…