Al-Shabaab oo la wareegay deegaan 16Km u jira Guriceel – Caa…
Guriceel (Axadle) – Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in Kooxda Al-Shabaab ay la wareegeen gacan ku haynta deegaan istiraatiiji ah.
Saaka aroortii hore ayay ciidamada Al-Shabaab dagaal la’aan kula wareegeen deegaanka Afcagaag oo kaabiga ku haya degmada Guriceel.
Sida ay dadka deegaanka xaqiijiyeen, kooxo hubeysan oo ka tirsan…