DF oo dheereysay muddada bixinta ruqsadaha shidaalka xilli a…
Muqdisho (Axadle) – Hay’adda Batroolka Soomaaliya ayaa waqti dheeri ah ku dartay xilliga kama dambeysay ah ee shirkadaha caalamiga ah kusoo dalban karaan ruqsadda sahminta shidaalka la rumeysan yahay inuu ku jiro xeebaha Soomaaliya.
Hay’adda Batroolka ayaa bishii August 2020 si rasmi ah u daah-furtay wareegga koowaad ee bixinta ruqsadaha, waxaana kadib bishii March la dheereeyey waqtiga ay ku ekeyd, ayada oo lasoo gaarsiiyey 30-ka bishii hadda…