Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Jamaahiirta Liverpool Oo Dalbay Inay Garoomada Kusoo Noqdaan
Difaaca Liverpool ayay musiibo kale ku habsatay maanta kaddib dhaawac halis ah oo soo gaadhay Joe Gomez oo ahaa laacibka kaliya ee difaacyada dhexe badqabka u ahaa Reds ee ay kusii badbaadeen muddadii ay maqnaan Virgil van Dijk, Matip iyo Fabinho.Laacibkan ayaa dhaawac culusi kasoo gaadhay tababarkii xulka qaranka England uu la samaynayay maanta gellinkii hore, taas oo walaaca kuwsii kordhisay Liverpool oo marka horeba uu ka maqnaa Van Dijk oo xili ciyaareedka oo dhan seegaya iyo Fabinho oo si ku-meelgaadh ah booskiisa uga…
Xaaska Xiddig Caan Ka Ah Yurub Oo Sawiro Anshax Xumo Ah Soo
Xaaska Mauro Icardi ayaa mar kale ku kacday fal foolxumo badan iyadoo sawiro qaawan soo dhigtay baraheeda bulshada xilli taageerayaasha kubada cagta ay aflagaadooyin u qoreen.Wanda Nara oo ah xaaska xiddiga PSG ahna wakiilkiisa ayaa lagu eedeeyay inay dooneyso inay soo jiidato dareenka taageerayaasha iyo warbaahinta mar haddii ninkeeda uu saldhigtay kooxda Faransiiska.Wanda Nara ayaa warbaahinta la hadli jirtay had iyo goor markii uu Mauro Icardi joogay kooxda Inter Milan iyadoo ka caban jirtay sida ay kooxda Talyaaniga u la…
Harry Maguire Oo Ka Darbo Badan Pierre-Emerick Aubameyang
Harry Maguire ayaa sameeyay darbooyin ka badan inta uu sameeyay Pierre-Emerick Aubameyang horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan.Daafac dhexe ayaa sameeyay isku day badan oo dhanka goolka ah marka loo eego mid ka mid ah gooldhaliyayaasha ugu fiican dunida.Mana ahan mid ku timid kala duwanaansho dhanka kulamada ay safteen. Aubameyang ayaa ciyaaray sideed kulan xilli ciyaareedkan halka Maguire uu ciyaaray todoba kulan.Xilli ciyaareedkii la soo dhaafay Aubameyang waxa uu ahaa xiddiga labaad ee ugu goolasha badan Premier…
Daafac Kale Oo Weyn Oo Ka Dhaawacmay Liverpool Maanta Iyo
Liverpool ayaa musiibo kale ay soo wajahday ka dib markii daafaca Joe Gomez uu ku dhaawacmay tababarka xulka England isagoo looga baqayo inuu dhaawac halis ah ka soo gaaray jilibka.23 jirkaan daafac dhexe ayaa seegi doona kulanka saaxiibtinimo ee ay England berri la ciyaareyso xulka Republic of Ireland.Ma cada ilaa iyo inta uu Gomez ka maqnaanayo garoomada.Laakiin waa walwal kale oo soo wajahaya tababaraha Liverpool Jurgen Klopp kaasoo arkay dhaawacyo isku xigxiga oo soo gaaraya daafacyadiisa.Virgil van Dijk ayaa ka…
Daafac Kale Oo Weyn Oo Ka Dhaawacmay Reds Maanta Xilli Van
Liverpool ayaa musiibo kale ay soo wajahday ka dib markii daafaca Joe Gomez uu ku dhaawacmay tababarka xulka England isagoo looga baqayo inuu dhaawac halis ah ka soo gaaray jilibka.
23 jirkaan daafac dhexe ayaa seegi doona kulanka saaxiibtinimo ee ay England berri la ciyaareyso xulka Republic of Ireland.
Ma cada ilaa iyo inta uu Gomez ka maqnaanayo garoomada.
Laakiin waa walwal kale oo soo wajahaya tababaraha Liverpool Jurgen Klopp kaasoo arkay dhaawacyo isku xigxiga oo soo gaaraya daafacyadiisa.
Virgil van Dijk…
“Zlatan Ibrahimovic Aabaheey Ayuu Ku Da’ Yahay Hadana
Kubadsameeyaha Real Madrid Brahim Diaz oo haatan amaah ku jooga AC Milan ayaa wareysi uu siiyay warbaahin Spain ka soo baxda ayaa kaga hadlay awooda ciyaareey ee Zlatan Ibrahimovic iyo inay Serie A isaga horimaanayaan Cristiano Ronaldo.Brahim Diaz ayaa sheegay in Zlatan Ibrahimovic uu ku da’ yahay aabihiis balse uu weli yahay xiddig go’aansan kara natiijooyinka ciyaaraha.“Zlatan waxay isku da’ yihiin aabaheey laakiin weli wuxuu go’aansadaa ciyaaraha. Kubada cagta da’da waxba a ahan isaga ayaana cadeyn u ah” ayuu yiri Zlatan…
“FIFA Iyo UEFA Waxaan Agtooda Ka Nahay Boombalo” –
Toni Kroos ayaa ku caan ah inuusan la ganbanin aragtidiisa, wuxuuna si adag uga hadlaa fayow qabka ciyaartoyda iyo hab dhaqanka maamulada kubada cagta.Xiddiga Jarmalka ayaa la weydiiyay afkaartiisa ku aadan tartanka cusub ee la hadal hayo ee European Premier League iyo tartanka qaramada ee UEFA Nations League.Wuxuu carro ka muujiyay inaan marnaba ciyaartoyda lagala tashanin marka tartamadaan la sameynayo.“Sida ka cad tartamadaan cusub ee la sameynayo, FIFA iyo UEFA agtooda waxaan ka nahay boombalo” ayuu yiri Toni…
Dagaalka Twitter Ee Barcelona & Juventus Oo Weli Socda &
Barcelona ayaa weli wada dagaalka baraha bulshada ee ay kula jirto Juventus inkastoo afar isbuuc kale ay inaga xigto in labada kooxood ay mar kale kulmaan.War weyn ayay aheyd markii labada kooxood ee ka mid ah kooxaha ugu waa weyn Yurub ay isku group noqdeen Champions League, madaama kooxaha waa weyn inta badan la kala ilaaliyo wareega group-yada.Dabcan waxaa kulankaan xiiso u sii yeelay suurtogalnimada ay isaga horimaan karaan Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo laakiin weeraryaahnka Juventus ayaa seegay kulankii Turin ee…
Barcelona Oo Markeeda Maxkamad La Tiigsanaysa Xiddiga Reer
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa maxkamadda ka dacwaynaysa xiddiga reer Brazil ee Neymar oo ay ka doonayso inuu dib ugu soo celiyo lacag dhan 10 milyan oo Euro oo hore loo siiyey.Kooxda reer Spain ayaa ku doodaysa in sannadkii 2015kii, xilligii uu laacibkan ku socday kiiska baadhitaankii lunsiga cashuuraha inay siiyeen lacago ka badan intii uu xaqa ugu lahaa, si ay uga daboolaan in wax lagu helo, laakiin ay hadda ka doonayaan inuu dib ugu soo celiyo lacagtaas.Warkan oo uu qoray wargeyska El Mundo ee kasoo baxa gobolka…
Troy Deeney Oo Saadaaliyey Afarta Kooxood Ee Kaalmaha Ugu
Weeraryahnaka kooxda kubadda cagta Watford ee Troy Deeney ayaa saadaaliyey afarta kooxood ee kaalmaha ugu sarreeya horyaalka Premier League ku dhamaysan doona xili ciyaareedkan.Troy Deeney oo ay kooxdiisu heerka labaad ee Championship u degtay xili ciyaareedkii hore ayaa waxa uu saadaashiisa bixiyey sannad ay aad iskugu dhow yihiin kooxuhu oo naadiyadii la filayay inay koobka hanan doonaan ay dhibaatooyin dhexda kaga jiraan.Liverpool oo koobka difaacanaysa ayaa lumisay saadaashii caddaanka ahayd ee xili ciyaareedkan markii…