Zinedine Zidane Oo Shaaciyey Liiska Ciyaaryahanadda Kooxdiisa Ee
Mariano Diaz ayaa muddo dheer kaddib kusoo laabtay ciyaartoyda Real Madrid, waxaana lagu soo daray liiska xiddigaha uu Zidane u xushay kulanka…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Mariano Diaz ayaa muddo dheer kaddib kusoo laabtay ciyaartoyda Real Madrid, waxaana lagu soo daray liiska xiddigaha uu Zidane u xushay kulanka…
Difaaca Arsenal ee Gabriel Magalhaes ayaa magacaabay laba ciyaartoy oo horyaalka Premier League ka dheela oo uu aad ula dhacsanaa qaab ciyaareedkooda…
Manchester United ayaa wajaheysa Arsenal maalinta Axada iyagoo dib u soo nooleynaya xafiiltankoodii hore xilli ay ku tartamayaan ka mid ahaanshaha afarta…
Pep Guardiola ayaa sheegay inuu si weyn ugu faraxsan yahay Manchester City islamarkaana uu rajeynayo inuu sii dheereysto sii joogitaankiisa kooxda xilli…
Hababka soo kabsashada ee ciyaartoyda isboortiga kala duwan ayaa horumar badan laga sameynayaa iyadoo haatan si weyn loo isticmaalayo surwaal hawo cadaadis…
Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa kahor kulanka ay kooxdiisu toddobaadkan soo dhawaynayso dhigeeda Huesca ka hadlay warkii toddobaadkan warbaahinta…
Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa xushay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qayb qaadanaya kulanka ay booqanayaan dhigooda Alaves ee ka tirsan…
Ryan Giggs ayaa ka baqaya in Manchester United ay sugi doonto 20 sannadood inay ku guuleysato hanashada koobka horyaalka Premier League.0 Red…
Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday inuu in mudo ahba isticmaalayay barta Instagram oo uu akoon aan la…
Daafacii hore ee kooxda Tottenham Hotspurs haatana qaybta ka ah kooxda SL Benfica ee Jan Vertonghen ayaa ka hadlay kooxda uu la…
Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa talaabo kale hore u qaaday si uu u noqdo xiddiga abid ugu goolasha badan kubadda…