Karim Benzema Oo Qaaday Tallaabo Waayeelnimo Kaddib
Karim Benzema ayaa raaligelin ka bixiyey ficilkii uu kula kacay Vinicius Junior kulankii Real Madrid ay barbarraha 2-2 lasoo gashay Borussia Monchengladbach,…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Karim Benzema ayaa raaligelin ka bixiyey ficilkii uu kula kacay Vinicius Junior kulankii Real Madrid ay barbarraha 2-2 lasoo gashay Borussia Monchengladbach,…
Taageereyaasha Manchester United ayaa doonaya in tababare Ole Gunnar Solskjaer uu ku dhegsanaado shaxda dheemanta ah ee khadka dhexe ee sida cajiibka…
Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Everton ee James Rodriguez ayaa la dhibaatoonaya kasoo kabashada dhaawac kasoo gaadhay xubinta taranka ‘Xiniinyaha’ kulankii Merseyside…
Si aan fiicneyn ayay ku bilowdeen laakiin kooxda keydka Arsenal ayaa si raaxo leh 3-0 uga badisay kooxda reer Ireland ee Dundalk…
Xiddiga Liverpool ee Fabinho ayaa laga saaray liiska ciyaartoyda xulka qaranka Brazil ee kulamada isreeb-reebka Koobka Adduunka ee Venezuela iyo Uruguay ee…
Frank Lampard ayaa ka hadlay xaaladda taam ahaansho ee ciyaartoyda kooxdiisa ee Thiago Silva iyo Kepa Arrizabalaga oo seegay ciyaartii Champions League…
Ryan Giggs ayaa shaaciyey in tababarihii horihii hore ee reer Netherlands ee Louis van Gaal uu caloosha feedh kaga dhuftay markii loo…
Arsenal ayaa isbeddel badan ku samaysay safkeeda kulanka tartanka Europa League ee ay kusoo dhoweynayso kooxda yar ee Dundalk, taas oo tababare…
Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayay suurtogal tahay inuu dib ugu laabto kooxdiisii hore ee Barcelona dhamaadka xili ciyaareedkan oo uu…
Lionel Messi ayaa goolkii uu ka dhaliyey Juventus kulankii xalay ay 2-0 ugu soo dhiibeen Old Lady garoonka Allianz Stadium waxa uu…
Frank Lampard ayaa magacaabay kooxdiisa riyada oo ka kooban xiddigihii ugu adkaa ee uu ka hor tegay waqtigii uu ciyaartoyga ahaa, kuwaas…