Kooxdii Weyneyd Ee Barcelona Oo Gabi Ahaanba KACAYSA,
Waxa maalinba maalinta xigta soo kordhaya dhibaatooyinka ay kooxda Barcelona dhexda ka galayso ee banaanka garoonka ah iyadoo haatan la sheegayo inay…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Waxa maalinba maalinta xigta soo kordhaya dhibaatooyinka ay kooxda Barcelona dhexda ka galayso ee banaanka garoonka ah iyadoo haatan la sheegayo inay…
Tababareyaasha kooxaha Manchester City iyo Liverpool ee Pep Guardiola Iyo Jurgen Klopp ayaa ku biiray xoogag cadaadis saaraya maamulka Premier League oo…
Tababaraha Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa lagula taliyey inuu kaydka geliyo weeraryahanka kooxdiisa ee Marcus Rashford, isla markaana aanu kusoo…
Real Madrid iyo Barcelona ayaa kusoo laabanaya garoomada Sabtida maanta kaddib kulankoodii El Clasico ee Los Blancos ay guusha weyn soo gaadhay.…
Kooxda horyaalka difaacanaysa ee Liveprool ayaa guushii afraad ee xidhiidh ah ee dhamaan tartamada doonaysa inay diiwaanka gashato marka ay maanta garoonkeeda…
Michael Owen ayaa saadaal ka bixiyey kulamada horyaalka Premier League ee toddobaadkan, gaar ahaan ciyaaraha waaweyn. Manchester United iyo Arsenal oo garoonka…
Diego Maradona ayaa maanta u dabbaal-degaya sannad-guuradii 60aad ee dhalashadiisa oo ugu soo beegantay xilli uu ku jiro karantiil oo looga shakisan…
Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp ayay waqti badan ku qaadatay inuu daraaseeyo, kana fikiro sidii uu u joojin lahaa laacibka West Ham…
Mikel Arteta ayaa weerar kale ku qaaday Mesut Ozil oo uu ka reebay liiska ciyaartoyda Arsenal ee tartamada Europa League iyo Premier…
Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford ku martigelin doonta Arsenal galabnimada Axadda, taas oo ay isku diyaarintiisa bilaabeen guulihii ay Champions League…
Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa jawaabtii ugu dambaysay oo ah tii afraad ka helay shaybaadhka lagu hubinayo caafimaadkiisa kaddib markii…