Shaxda Rasmiga Ah Ee Ay Real Madrid Kaga Hortagayso Huesca –

Kooxda difaacanaysa horyaalka La Liga Santander ee Real Madrid ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Huesca xilli ay dareemo kala duwan kusoo jirtay marka la eego natiijooyinkeedii labadii kulan ee ugu dambeeyay.

Los Blancos ayaa toddobaadkii hore laba kulan guuldarrooyin kala soo kulmay Cadiz iyo Shakhtar Donestk kahor inta aysan guul weyn Camp Nou kaga soo hoynin Barcelona, intaas kaddib Real ayaa markale dib u dhac gashay iyagoo Salaasadii bar-bardhac 2-2 ah lasoo galay Borussia Monchengladbach kulan Champions League ahaa.

Tababare Zidane ayaa kulankan keydka dhigay Ferland Mendy, Raphael Varane, Vini Junior iyo Toni Kroos isagoo bedelkeeda kusoo bilaabay Marcelo Vieira, Eder Militao, Eden Hazard iyo Luka Modric

Shaxda Kulankan Ee Labada Kooxood

Real Madrid: 

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More