Shaxda Adag Ee Manchester United Ay Ku Ciyaari Doonto Haddii
Manchester United ayaa la sheegay inay xidhiidh la samaysay Mauricio Pochettino oo hore tababare ugu ahaan jiray Tottenham, muddo sannad laga joogana…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Manchester United ayaa la sheegay inay xidhiidh la samaysay Mauricio Pochettino oo hore tababare ugu ahaan jiray Tottenham, muddo sannad laga joogana…
Xiddigo waaweyn ayaa ay heshiisyadoodu dhamaad yihiin, waxaana bannaan fursado badan oo si bilaash ah ay koox kastaa ku helayso laacib dunida…
Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Manchester United ee Bruno Fernandes ayaa dabka kusii shiday tababaraha shaqadiisu halista ku jirto ee Ole Gunnar…
Mesut Ozil ayaa sheegay inuu kala garan wayay kiilomitir iyo mayl ka dib markii lagu qabtay isagoo ku socda xawaare gaaraya 97…
Cristiano Ronaldo ayaa ugu danbeyn garoomada ku soo laabtay ka dib markii uu in muddo ah karantiil ku jiray markii uu ku…
Pierre-Emerick Aubameyang ayaa la dhacay qaabka uu Thomas Partey u la qabsaday Arsenal garoonka dhexdiisa iyo banaankiisaba isagoo sheegay in xiddiga khadka…
Khabiirka BBC Sport Mark Lawrenson ayaa saadaaliyay kulamada isbuuca 8aad ee horyaalka Premier League oo la ciyaarayo Jimcaha ilaa iyo Axada, isagoo…
Phil Foden ayaa dib loogu soo celiyay xulka qaranka England laakiin Mason Greenwood ayay weli ciqaabta ku socotaa isagoo laga soo tagay.…
Manchester United ayaa wadahadal la bilowday Mauricio Pochettino si uu u noqday tababaraha cusub ee kooxda sida ay sheegayaan warar soo baxaya.…
Fursada ay Manchester United u heysato inay ku guuleysato koobka Champions League xilli ciyaareedkan ayaa si weyn hoos ugu dhacday ka dib…
Ole Gunnar Solskjaer ayaa hoggaanka u qabtay liiska tababareyaasha waayaya shaqadooda ee la caydhin doono usbuucyada soo socda, kaddib guul-darrooyin xidhiidh ah…