Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Paul Pogba Oo Ka Tagaya Man United Oo La Xaqiijiyay –

Wakiilka caanka ah Mino Raiola ayaa shaaca ka qaaday in waqtigii Paul Pogba ee Manchester United inuu soo dhamaaday isagoo tilmaamay in xiddiga Faransiiska uusan sii joogi doonin Old Trafford. Qandaraaska uu xiddiga khadka dhexe ee Faransiiska kula jiro Manchester United wuxuu dhacayaa bisha Juun 2022 laakiin waxa ay u badan tahay inuu ka baxayo albaabka Old Trafford xagaaga soo socda. “Waa soo dhamaatay, waxaan si buuxda u dhihi karaa in waqtigii Paul Pogba ee Manchester United inuu soo dhamaaday” ayuu Raiola ku…

Wiilkii Xiriirka Jaceyl La Ahaa Neymar Hooyadiis Oo La

Wiilka xiriirka jaceyl la leh Neymar hooyadiis oo lagu magacaabo Tiago Ramos ayaa la sheegayaa in lagu tooreeyay maqaaxi ku taala goobta loo dalxiis tago ee Cancun ee dalka Mexico.Lamaanahaan ayaa u duulay goobta ku haboon dalxiiska ee dalka Mexico todobaadkii hore ka dib markii Neymar hooyadiis oo lagu magacaabo Nadine Goncalves ay fursad labaad siisay 24 jirkaan Ramos oo ay ku soo baxday fadeexad aheyd inuu ku kacay qoomu luudnimo.Laakiin 24 jirkaan ayaa muuqaal uu soo dhigay Instagram waxa uu muujinayaa dhiig badan oo ka…

“Waa Wax Laga Xumaado Inuu Juventus U Ciyaarayo” – Ronald

Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa qarsan waayay sida uu uga xun yahay inuu kooxda ay habeen dambe balansan yihiin ee Juventus ka tirsan yahay da’yarka daafaca ah ee ay soo wada shaqeeyeen ee Matthijs De Ligt.Barcelona ayaa kulankii hore oo u ahaa mid La Liga ah guuldarro kala soo kulantay kooxda yar ee Cadiz waxaana ay markale habeen dambe kulanka ugu dambeeya heerka Group-yada qaabili doonaan Juventus.Koeman oo shirkiisa jaraa’id ee ka horreeya ciyaartaas qabtay ayaa ugu horreynba ka farxiyay jamaahiirta…

Solskjaer Oo Wadnaha Jaray Jamaahiirta Man United & Laba

Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa shaaca ka qaaday war aan u wanaagsanayn dhagaha jamaahiirta kooxdiisa isaga oo xusay magacyada xiddigo muhiim ah oo ka maqnaanaya kulanka habeen dambe ee RB Leipzig.Man United ayaa kulan guul ama geeri ah oo ay kaga hadhi karto CL u safraysa Germany habeen dambe, Solskjaer oo shirkiisa jaraa’id hadda qabtay ayaa sheegay in weeraryahanada Edinson Cavani iyo Anthony Martial ay wada maqnaan doonaan.Martial iyo Cavani ayaa labaduba ku dhaawacmay kulankii Sabtidii…

Muxuu Yahay Rekoodhka Aanu Abid Cristiano Ronaldo Ku Hor

Kooxaha Juventus iyo Barcelona ayaa markale habeen dambe ku kulmaya gegida Camp Nou kulanka ugu dambeeya ee wareega Group-yada Champions League xilli ay labada dhinacba hore iskaga xaadiriyeen wareega 16-ka.Kulankaas ayaa noqon doono mid markale lagu raaxaysan doono iska hor imaadka Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi, kulankii hore ee Allianz Stadium ayaysan mucaashaqiinta kubadda cagtu helin fursadaas maadaama Ronaldo uu ku seegay sababta xanuunka Korona Fayras.Mid kamida waxyaabaha indhaha lagu hayn doono habeen dambe ayaa…

Halyeey Paul Scholes Oo Ku Dhiiraday Inuu Saadaaliyo Kooxda

Halyeeyga kooxda Manchester United ee Paul Scholes ayaa aragtidiisa ka dhiibtay kooxda ku guuleysan doonta xilli ciyaareedkan 2020-21 horyaalka Premier League xilli ay jiraan kooxo dhawr ah oo ugu cad cad hanashadiisa.Haddiiba uu jiro xilli ciyaareed aan horyaalka la saadaalin karin dabcan waa midkan oo ay kooxuhu durtaba dhibaatooyin badan kasoo mareen jadwalka adag kaas oo sababay dhaawacyo iyo joogtayn la’aan.Sidaas oo ay tahay haddana Paul oo saadaashiisa dhiibtay ayaa sheegay inuu filanayo in kooxda horyaalka…

“Miyaad Markii Aad Yarayd Taageere U Ahayd Chelsea?” Jadon

Da’yarka garabka weerar ee kooxda Borussia Dortmund ee Jadon Sancho ayaa aragti uu hore ugaga jawaabay haddii uu carruurnimadiisii taageere u ahaa Chelsea markale sidii hore si ka duwan ugaga hadlay.Kooxda tababare Frank Lampard ayaa ahayd mid kamida kooxaha waaweyn ee saxeexa Jadon lala xidhiidhinayay sanadahan ugu dambeeyay xilli uu halkiisa kasii wado inuu isku muujiyo Borussia.Kooxda inta ugu badan lala xidhiidhinayay saxeexa Sancho ayaa ahayd Manchester United balse kooxda Old Trafford ayaa suuqii xagaaga ku gacan…

Tobbanka Kooxood Ee Abid Ugu Guulaha Badan Premier League,

Kooxda ree London ee Chelsea ayaa kor usoo kacday marka la eegayo dhinaca miisk kala sarreynta kooxaha ugu guulaha badan abid taariikhda horyaalka Premier League intii uu magacaasi soo jiray.Goolal ka kala yimid Olivier Giroud, Kurt Zouma iyo Christian Pulisic ayaa ka caawiyay kooxda uu tababaraha u yahay Frank Lampard inay guul soo laabasho ah ka gaadho Leeds United Sabtidii.Guushaas ayaa ka dhigan inay Chelsea noqotay kooxda labaad ee ugu guulaha badan abid Premier League iyo kooxda koowaad ee ugu guulaha badan London…

Real Madrid Oo Go’aan Deg-Deg Ah Ku Qasbaysa Arsenal, Man

Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii October, waxaana dhowaan la sugayaa inuu furmo suuqa waqtiga jiilaalka ee bisha January oo muddo kooban ay kooxuhu u heli doonaan inay kaga soo faa’iidaystaan.Kooxaha dhaawacyadu ragaadiyeen amaba doonaya inay helaan xiddigo ka caawiya xallinta dhibaatooyinkii ay soo arkeen qaybta hore ee xili ciyaareedka ayaa suuqa geli doona, sidoo kalena ciyaartooyo heshiisyada…

Waa Kuma Geesiga Liverpool Ee Aan Amaanta Badan Helin? Paul

Halyeeyga kooxda Manchester United ee Paul Scholes ayaa shaaca ka qaaday geesiga aan loo heesin ee kooxda horyaalka difaacanaysa ee Liverpool isaga oo shaqsigaas ku tilmaamay mashiinka khadka dhexe ee Georginio Wijnaldum.Marka laga yimaado inay ka maqnaayeen xiddigo muhiim ah sida Virgil Van Dijk, Alisson Becker, Thiago Alcantara iyo Joe Gomez haddana Liverpool ayaa Anfield ku dubatay Wolverhampton oo ay 4-0 ku jiidheen xalay.Hadalka dhawaanahan lagu sheekaysanayo ayaa ah in kooxaha ree London ee Tottenham iyo Arsenal ay…